Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Hadhimo Sharafeed ku Maamuusay Xubniihi Golaha Wasiirada ee la Magacaabay
Hargaysa 02.July (SDN) Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka soo qeyb galay qado-sharaf uu Gudoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa ugu sameeyay dhammaan Wasiirradii, Wasiirul dawleyaashii iyo Wasiir ku xigeenadii cusbaa ee todobaadkii hore uu Madaxweynaha Somaliland Magacaabay. Xafladaas hadhimo sharafeedka ahayd waxa ka…
