Ban Ki Mun oo ku baaqay in lasoo dadajiyo nabadeenta Somalia.

      New York June 1, 2013(SDN)- Xog’hayaha guud ee Q,M Ban ki Moonoo ka hadlayay shirkii lagu soo gabo gabeeyay magaalada Yokohama ee wadanka Japan loogana hadlayay arrimaha  Soomaaliya aya sheegaya in la dadajiyo hanaanka  nabadaynta Soomaaliya si ay u dhacdo buu yiri  in maalgaalin rasmi ah lagu sameeyo dalka Soomaaliya. Ban ki Moon waxaa…

    Read More

      Iska hor imaad u dhexeeyay Boolis iyo Mudaharaadayaal ka dhacay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga

      Istanbul June 1, 2013 (SDN)— Inkabadan 100-ruux ayaa ku dhawacmay Iska hor imaad u dhexeeyay Ciidamada Booliska dalka Turkiga iyo dad mudaharaadayaal ah kaasi oo ka dhacay Magaalada Istanbul ee dalkaasi. Iska hor imaadka ayaa kadanbeeyay markii ay ciidanka booliska isku dayeen in ay kala eryaan mudaharaadayaasha oo muddo 4-maalmood kabadan ku sugnaa qeybo ka…

      Read More

        Xoghayaha Siyaasadda iyo Hirgalinta Baraamijyada ee Xisbiga UCID Mudane Abokor M. Ismaciil oo ku tilmaamay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland inuu ku kacay khiyaamo qaran.Daawo Video

        London 1Jun13(SDN)  Xoghayaha Siyaasadda iyo Hirgalinta Baarimijyada Xisbiga UCID oo  waraysi dhinacyo badan siyeyey  Saxafada ayaa  Canbarayn kulul oo dhinacyo badan  taabanaaya  kaga hadlay arimo ku saabsan Somaliland iyo Xisbiga UCID.Waxa uuna dhaliil dusha uga tuuray wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland oo uu ku tilmaamay in uu ku kacay khiyaamo qaran.

        Read More

          Heshiisyo ay kala Saxeexdeen Xukuumada Somaliland iyo Dawlada Ingiriisku

          Addis ababa 31.May (SDN) Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md.Maxamed Nuur Caraale (Duur) iyo Safiir Ku xigeenka Britain u fadhiya dalka Ethiopia Mr.Chris Allan ayaa galabta si rasmi ah ugu kala saxeexday Magaalo madaxda dalka itoobiya ee Adis-ababa, heshiis ka kooban laba qodob,kaas oo wax-weyn ka tari doona nabadgelyada Somaliland. Waxaana heshiiskaas goob-joog ka ahaa Taliyaha…

          Read More

            Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Galabta dalka Dib ugu Soo Laabtay.

            Berbera 31.May (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Weftigii uu hogaaminayay ee Mudooyinkii u danbeeyay Kormeerka Shaqo ku joogay Wadanka Ingiriiska ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland oo in Mudo ah Socdaal Shaqo ugu Maqnaa Wadanka Ingiiriiska oo ay Shacabka Somaliland kala qayb…

            Read More

              Dowladda Sacuudi Carabiya oo Soomaaliya u balan qaaday 24 milyan oo dolarka Maraykanaka ah

              Muqdisho May 31 2013 (SDN)— Boqortooyada Sucuudi Carabiiya ayaa Soomaaliya maanta u balanqaaday in ay siin doonto dhaqaale gargaar oo gaaraya 20 milyan oo dolarka taasi oo wax looga qabanayo dhibaatada ka jirta dalkan. Dhaqalahan ayaa lagu fulin doonaan mashruucyo badan waxa dhaqaalahan wax ka bixiyay Ururka Iskaashiga Islaamka ee loo soo gaabiyo (OIC), Kaasi…

              Read More

                Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo beenisay in ay dalka ka saartay Hay’addo samafal oo dhanka caafimaadka ka sanqeynayay

                Muqdisho May 31 2013 (SDN)– Wasaarada cafimaadka oo hostagta Wasiirka Hormarinta Adeega Bulshada ayaa maanta beenisay in dalka Soomaaliya ay ka raacdeeyeen Hay’addo samafal oo shisheeye ah. Ku simaha waaxda Caafimaadka wasaarada adeega Baulshada ee Xukuumadda Soomaalia Dr. C/risaaq Yusuf Axmed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeyn loo jeediyay waaxda Caafimaadka ee wasaarada taasi…

                Read More

                  Madaxweynaha Soomaaliya iyo R/wasaaraha Japan oo heshiis gaaray (Sawirro)

                  Yokohama, 31 May 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzo Abe, kulankan oo ka dhacay magaalada Yokohama iyadoo isla maantana uu dhici doono Shirkii Soomaaliya oo ay labada mas’uul wada shir-guddoominayaan. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa soo gaaray Yokohama maalintii shalay si ay ugu qeybgalaan…

                  Read More

                    Xoghayaha Arrimaha Dibeda ee UCID:Waxa Nasiib Daro ah in Wasiirka Arrimaha Dibeddu kala Garan Waayay Danaha Qaranka iyo kuwa Dahabshiil

                    Minneapolis May 30,2013(SDN)-Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka ee UCID ayaa hadal saxaafada loogu talo galay oo uu ka soo saaray shir Soomaaliya loogu qabtay Nairobi oo Somalilandna ay ka qeyb gashay. Xoghayaha arrimaha dibedda iyo xiriirka Caalemiga ah ee UCID oo qoraalkan ku sexeexnaa ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay sida xukuumada Somaliland ugu tumaneyso qadiyada…

                    Read More

                      Xukuumada Somaliland oo Shir ay ka Qeybgalkiisa ka Diiday Britain ka Ogolaatay Dahabshiil iyo Astaantii Qaran oo jeebabka lagu gurtay

                      Nairobi 31,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa todobaadkan ka qeybgashay shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya oo abaabulkeeda ay gacan ku laheyd shirkada Dahabshiil. Somaliland ayaa hore u diiday ka qeybgalka shirarka u gaarka ah Soomaaliya balse Doorkan uga qeybgashay danaha shirka ay ka leheyd shirkada Dahabshiil. Dawladaha reer Galbeedka khaasatan Britain ayay Somaliland hore ugu kala tageen ka…

                      Read More

                        Madaxweynaha Suuriya oo u digay dalka Israel

                        Dimishiq May 31,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Suuriya Bashaar Al Asad ayaa digniin culus u jeediyay dalka Israel ee dhawrka jeer duqeeyay degaano ka mid ah Suuriya dhawaan. Madaxweynaha ayaa hanjebaadan ka jeediyay TV laga leeyahay dalka Lubnaan oo wareysi la yeeshay. Madaxweynaha Suuriya ayaa sheegay in haatan ay soo gaareen shixnadihii u horeeyay Hub casri ah oo…

                        Read More