Mad-madow Soo Kala Dhex Galay Kenya iyo Soomaaliya oo Marwooyin Wasiirro Ahi Xal U Raadiyeen

    Nairobi June 02,2013(SDN/Hubaal)- Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee dalalka   Soomaaliya iyo Kenya Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan iyo Marwo Aamina Maxamed  ayaa Markiiu horeysay wada yeeshay Kulan, tan iyo markii xilka loo magacaabay Wasiirrada Khaarijiga Kenya. Kulanka Wasiirrada arrimaha dibedd Kenya & Somaliya ayaa ah kii ugu horeyay ee Laba Masuul oo Haween ah oo weliba…

    Read More

      Wasaarada Arrimaha Dibadda oo isbadal ku sameyneysa safaaradaha ay caalamka ku leedahay

      Muqdisho June 02 2013 (SDN)— Wasaarada Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa wada isbadal weyn oo ay ku sameynayso safaaradaha hoostaga. Iyadoo iminka ay wado Wasaarada arimaha dibada dalka Soomaaliya isbedelo lagu sameynayo dhamaan safaaradaha caalamka Soomaaliya ay ku leedahay ayaa masuuliyiinta Wasaarada arimaha dibada waxa ay sheegeen in isbedelka lagu sameynayo safaaradahaasi ay yihiin kuwa sii…

      Read More

        Madaxtooyada Somaliland oo la Wareegtay Xaruntii Xisbiga UDUB iyo dhammaan Qalabkii yaalay

        Hargeysa June 02,2013 (SDN) – Xukuumadda Somaliland ayaa la wareegtay dhismihii iyo  dhammaanba hantidii dhex taallay xaruntii dhexe ee Xisbul-xaakimkii hore ee UDUB, kadib markii ay hore u dalbatay gacan ku haynteeda iyadoo ku sheegtay Hanti qaran. Sida uu shaaca ka qaaday Wasiirk ku xigeenkii Ganacsiga ee xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Md. Cabdixaliim Muuse oo…

        Read More

          Maxakamadda Gabiley oo Maanta Bilaabaysa Dacwad Ka Dhan Ah Weriye Caan Ku Ah Sawir Gacmeedka (Political Cartoons)

          Gabiley June 02,2013 (SDN) – Maxkamadda Gabiley ayaa lagu wadaa inay maanta bilawdo dacwad ka dhan ah Wariye Cabdirashiid Muxumed Qalinle oo caan ku ah sawir gacmeedka (Political Cartoonis). Wariye Cabdirashiid ayaa xalay saqdii dhexe ciidamadda Baadhista danbiyaddu u geeyeen Amar maxkamadeed oo u muuqda in dhowr jeer Taariikhda laga bedelay, kaasoo lagu farayo inuu…

          Read More

            Tebinta Ciyaaraha Gobolada Somaliland iyo Qurbejoog.com

            Hargaysa 02,June (SDN) Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com waxay la Socodsiinaysaa Akhristayaasheeda ku Xidhan, Meel kasta oo ay ka joogaan dunnida dacaladeeda ,gaar ahaan inta danaysa ama Xiisaysa Ciyaaraha inaan Si Joogto ah idiinku soo Gudbinayno Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Axada Maanta ka Furmaya Caasimada Dalka Somaliland ee Hargaysa. Waxaanu idiin balan qaadaynaa in Tartanku …

            Read More

              Nimco Ibrahim Wacays oo ka Mida Xubnaha Xisbiga Ucid ee Uk oo waraysi gaara siisay qurbejoog: xisbiga ucid runtii rajo fiican baan ka qabaa wadankayga mustaqbalka waa laga yaabaa in aan Isku soo sharaxo Madaxwayne

              London 02Jun13 (SDN) Nimco Ibraahin Wacay oo waraysi gaara sii say shabakada qurbejoog.com ayaa waxay  sheegtay sida ay u aragto Xisbiga Ucid oo hada u muuqda xisbiga kaliya ee Mucaaradka ee ka jira Somaliland waxay tiri Waxaan u arkaa in uu yahay mid wax ku oola oo xisbiga ucidna  runtii rajo fiican baan ka qabaa…

              Read More

                “Waxaanu u Tagnay Jaaliyad midaysan oo meel u wada Jeeda” M.Weyne Ku Xigeenka Somaliland {DAAWASHO}

                Berbera 01.June (SDN) Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii isaga iyo wefti uu Hoggaaminayay oo jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska kala qeyb galay sanad guuradii 22-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Somaliland. Madaxweyne Ku xigeenka Md. C/Raxmaan…

                Read More

                  Wasiirka arrimaha debada Somaliland haddii uu wax kale arki waayay ma wuxuu arki waayay calanka Somalia ee shirka sudhan ,Ibraahin Mahdi Buubaa {DHAGAYSO

                  Hargaysa 01,June (SDN) Afhayeenka  Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Sheegay inay Ayaan daro tahay inuu Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland  loo igmaday inuu  ku andacoodo inuu ka qayb galay shir ay soo abaabushay Hay’ad fadhigeedu yahay UAE, oo uu dabo fadhiisto wufuudii gobolada iyo calankii Somalia, isagoo u muuqday gobol ka…

                  Read More

                    Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo Dhaliilay Siyaasada Arrimaha Dibada ee Somaliland,Kana Digay Ajandayaal Qarsoon oo Xukuumadu wado

                    Hargaysa 01,June (SDN) Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa Meel adag iska taagay Shirkii uu lagaga hadlayay Maalgelinta iyo Dib u dhiska  Somaliland iyo Somalia,Kaas oo ay ku Tilmaameen mid Lagu Minjo Xaabinayo Qaranimada Somaliland. Xisbiga WADDANI Waxaa kale oo ay Cadeeyeen in Siyaasada Wasaarada Arrimaha Dibad ee Somaliland ay tahay Marba mid Jiho khaldan…

                    Read More

                      Isku aadka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Beri ka furmaya Caasimada Hargaysa Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 01.June (SDN) Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada ee JSL ayaa maanta soo saartay Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Sida Rasmiga ah Beri uga furmaya Caasimada dalka ee Hargaysa . Isku aadka Gobolada ayaa loo qaybiyay Sadex Group Waxaana la Aaminsan yahay Group C uu yahay Group-ka geerida ,Maadaama ay ku  Wada Jiraan Xulalka…

                      Read More

                        Wasaarada Duulista iyo Hawada oo ka hadashay Go’aankii ay Ku Xayireen Diyaaradaha UN,iyo Halkuu Marayo Dib u dhiska Madaarka Cigaal ee Hargaysa

                        Hargaysa 01.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa ku celiyay inaan Xukuumada Somaliland ka Noqon Go’aankii ay ku Xayirtay Diyaaradaha Qaramada Midoobay inaanay Ka Soo degi Karin Madaarada Somaliland. Wasiirku Waxa uu hadalkan ka Sheegay mar uu Maanta Warbaahinta kula hadlayay Gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airport isagoo…

                        Read More

                          Xukuumada Somaliland oo daboolka ka qaaday inuu Beri dalka Imanayo Prof Axmed Ismaaciil Samatar

                          Hargaysa 01.June (SDN) Wasiirka wasaarada kaluumaysiga Somaliland mudane C/llaahi Jaamac Cismaan Geljire  oo  maanta warbaahinta kula hadlayay xafiiskiisa  ayaa sheegay in maalinta beri ah uu dalka iman doono Prof. Axmed Ismaaciil Samatar  oo ah muwaadin qiima weyn  ku leh bulshadiisa muddo badana ka maqnaa dalka . Wasiir geeljire waxa uu u jeediyay bulshada Somaliland in…

                          Read More

                          Tababarihii Hokida New York Rangers oo Daaqadda Laga Tuurey Maxaase Lagu Qoonsadey? By Jaahuur.

                          New York-June-01-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku beegsaneynaa xagaa iyo New York State oo tababarihii New York Rangers John Tortorella oo shaqadii laga caydhiyey muxuuse kasbadey? Akhyaartay carigan waqooyiga Ameerika ayaa aad waxaa looga xiiseeyaa ciyaaraha  Hokida ama Hockey,Nba,America iyo qaar kale oo farabadan. Haddaba aalaaba kooxahaasi haddii ay ku guuleysanwaayaan horyaalada markaa u socda…

                          Read More

                            Golaha Guurtida oo Cod aqlabiyad ah ku Meel Mariyay Xeerka Qareenada Somaliland

                            Hargaysa 01.June (SDN) Golaha Guurtida ee  somaliland   ayaa  fadhigoodii maanta  oo uu shirgudoominayey Gudoomiyaha Golahaas  mudane Saleebaan Maxamuud Aadan  mudanayaasha golahaasi waxa ay  ku ansixiyeen xeerka Qareenada Somaliland ee Xeer No 30/2004. Kadib markii muadanayaasha Golaha Guurtidu cod gacan tag ah uqaadeen xeerka Qareenadda s/land ayaa waxaa ogolaaday toddoba iyo labaatan mudane ,waxaana diiday saddex…

                            Read More