Dagaal qasaaro geystay oo u dhexeeyay Shabaab iyo dowladda oo ka dhacay gobolka Gedo
Garbahaarey May 15 2013 (SDN)– Wararka ka imaanaya Gobalka Gedo ee koofurta Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal u dhexeeyay Al Shabaab iyo ciidamad dowladda uu ka dhacay deegaano hoostaga gobolkaasi. Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa bilawday kaddib markii dagaalamayaal ka tirsan Al Shabaab ay jidka u galeen Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ka soo…
