Labada School ee Boodhinka ah ee Baaxada leh ee dhismahoodu hada ka socdo Gobolka Saaxil Halkeey Marayaan?

    May 16,2013(SDN)-Labada iskuul ee Mataanaha ah ee loogu kala magacdarey Dubur Boarding School iyo Dabeyl-Weyne,Boarding School Waxaa dhismahooda la bilaabey Sanadkii hore Bishiisii Sagaalaad September 2012. Waxaana ay socdeen mudo 10 Bilood ah. Waxaa uu Dugsi-waliba ka kooban yahay, Dusgsi sare iyo mid- Dhexe oo boodhin ah oo Goob-keliya ku-wada yaala. Waxa loogu tala galey…

    Read More

    Tababarihii Man City oo La Fanashey Maxaase Lagu Suusey? By Jaahuur

    London-May-15-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku jaleeceynaa tababarihii Man City Roberto Mancini oo shaqadii laga xayuubiyey,muxuuse galabsadey? Haddaba sababta tababare Mancini shaqada looga eryey ayaa u weyn ciyaartii dhexmartay kooxdiisa Man City iyo kooxdii ugu liidatey kooxaha Ingiriiska xagga dambana kaga jirtey horyaalka Wigan,markii 1-0 ku sagootisey kuna guuleysatey koobkii FA CUP ee finalka ahayd kana dhacdey…

    Read More

      Casho sharaf loogu sameeyey galbeedka magaalada london murashaxa madaxwaynaha xisbiga ucid Jamaal cali xuseen iyo Marwo Farduus Axmed Warsame

      London 16May2013 (SDN) Waxaa habeenkii xalay ee ay bishuna ahayd 14/05/13 xaflad casho sharaf loogu sameeyey galbeedka magaalada london ee cariga ingariiska murashaxa madaxwaynaha xisbiga ucid Jamaal cali xuseen iyo  Marwo Farduus Axmed Warsame oo dhawaanahanba ku sugnaa dalkan Boqortoyada Ingiriska ,martina u ahaa jaalliyada reer somaliland ee magaalada London xafladan oo ay  soo abaabuleen ururada ka…

      Read More

        Midowga Yurub oo Ciidamada Soomaaliya ku tababaraya Magaalda Muqdisho

        Muqdisho May 15 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu Soomaaliya ku soo dhaweyay  Tababarka Militariga Yurub (EUTM) oo hadda u soo guuray Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan tababarayaasha Ciidamadda Xooga Dalka. “ Sedexdii sano ee lasoo dhaafay waxeey Midowga Yurub Soomaliya ugu soo tabareen dalka Yugandha 3000 oo…

        Read More

          Ra’iisul Wasaaraha oo guddi labada golle ka kooban u magacaabay arrimaha Jubbooyinka

          Mogadishu May 15 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaarha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdon “Saacid” ayaa maanta wareegto ku soo saaray gudi ka kooban labada gole iyo iyo xiriiriye tiradooduna tahay 16 xubnood loona xilsaaray wada-xaajoodka iyo dib-u heshiisiinta Jubbooyinka. Wafdigu waxay kaloo si hufan ugu gudbin doonaa madaxda dhaqanka iyo kuwa gobolka Jubbada…

          Read More

            “Wixii halkaas ka dhacay ee Geerida iyo dhaawacu ba ku yimaadeen waxaanu u aragnaa Khalad inay ahayd, khaladkaasi dhacayna Askarigayaga u xambaarin mayno” Wasiirka Arrimaha Gudaha

            Burco 15.May (SDN)  Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur oo hawl shaqo ku jooga Magaalada Burco ayaa maanta daboolka ka qaaday inay soo afjareen dhacdadii rabshada wadatay ee Ka dhacday Magaalada Burco,isla markaana ay Xukuumadu dusha u ridatay Mas’uuliyada Wixii Khasaare ah ee Yimid . Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guduhu Waxa…

            Read More

              Deg Deg: Axmed Madoobe oo loo doortay Madaxweynaha Cusub ee Jubland

              Kismaayo May 15 2013 (SDN)— War goordhow naga soo gaaray Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in loo doortay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Sida ay sheegeen Illo lagu kalsoonyahay oo ku sugan Kismaayo waxaa maanta la guda galay Doorashada Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland waxaana goordhow ku guulaystay sida la sheegay Hogaamiyaha Raaskambooni Axmed…

              Read More

                Xubno ka Tirsan Wasiiro iyo Shir Gudoonka Baarlamanka oo Maanta u Kicitimay Wadanka Biljim {DAAWO}

                Berbera 15.May (SDN) Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga Mudane C.laahi Cismaan Jaamac Geel Jire oo ay Weheliyaan Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire iyo Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta Socdaal ugu Kicitimay Wadanka Biljim. Xubnahan ka tirsan Labada Gole ayaa Wadankaas kaga qayb gali doona…

                Read More

                  Maayarka Caasimada Hargaysa oo Kormeer ku Soo Maray Degmooyinka Hargaysa,Soona Indho indheeyay Mashaariic fulintoodu socoto

                  Hargaysa 15.May (SDN) Maayarka Magaalad Hargeysa Md. C/ raxmaan Maxamuud Caydiid ayaa kormeer hawleed ku soomaray qaar ka mid ah  xarumaha Dawlada hoose ee  Degmooyinka Caasimada. Maayarka oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Degaanka ee magalada Hargaysa ayaa  kormeerkoodani waxa uu uu la xidhiidhay  u kuurgelida qaab socodka hawlaha xafiisyadaasi ay bulshada u  hayaan….

                  Read More

                    Ra’iisul Wisaaraha oo ugu hambalyeeyay munaasabda 15 Meey, dhaliyarada Soomaaaliyeed

                    Meey 15, 2013, Mogadishu… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta halbalyo diiran u diray dhalinyarada Soomaaliyeed, asagoo ugu hambalyeeyay munaasabada 15 Meey ee maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed. “Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan dhalinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, anigoo ugu hambal-yaynaya munaasabada 15 Meey, ee maalinta dhalinta…

                    Read More

                      DAAWO Faysal Cali Waraabe oo Dhigay Cashar ku saabsan sida loola macaamilo Weriye Beeleedyada

                      London May 15,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa wareysi uu siiyay TVga Somalichanel ayaa waxa uu uga jawaabay suaalaha baal marsan habdhaqanka saxaafada. Suxufiga wareysiga qaaday Cabdikariim Cali Kaar oo soo bandhigay suaalo noociifadhi ku dirirka ahaa ayaa uu Guddoomiye Faysal Cali Waraabe uga Jawaabay si waafi ah oo u…

                      Read More

                        Suldaanka Beelweynta Irir Samaale:Faysal Cali Waraabe waa Siyaasi ku deyasho mudan,Shirka Juboland waxa uu la mid yahay Absamaa leh Hargeysa(DHEGEYSO)

                        Edmonton May 15,2013(SDN)-Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa wareysi uu siiyay shebekeda Somalidiasporanews.com waxa uu uga waramay sida xukuumada Somaliland uga hadashay kulan dhawaan dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Somaliland Faysal Cali Waraabe. Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa sidoo…

                        Read More

                          Canada oo dib u soo celineysa xirirka kala dhaxeeyay Soomaaliya.

                          Ottawa May 15,2013(SDN)-Galinkii danbe maalintii Taladada dowlada wadanka Canada waxa ay shaacisay dib u soo celinta xirirkeedi diblomaasiyaded ay Somalia la laheyd tan iyo mudadii dagaalka sukeeye uu ka dhacay Somalia. Kulan gaba gaba ah oo ay wada qaaten wakilka xoghayaha guud ee Qm arimaha Somalia u qaabilsan Ogastiin Mahiiga iyo wasiirka arimaha dibada wadanka…

                          Read More

                            Maxkamad Maraykanka oo xukuntay dad Shabaab lagu eedeyay.

                            Minnesota May 15,2013(SDN)-Maxkamad ku taala wadanka Maraykanka ayaa maalintii Talaada waxa ay xukun min 3-sano ah ku riday labo qof oo rag ah oo ka amba baxay Gobolka Minnesota ee wadankasi Maraykanka si ay ugu biraan Xarakada Al-shabaab. Cabdi Fitaah Yuusus Ciise iyo Salaax Ismaan Axmed waxa ay soomaliya ay yimaaden sanadii 2007-dii waxana mudo…

                            Read More