Milatari Nigeria oo bilaabay howlgal ka dhan ah Kooxda Boko Xaram
Kanu May 17 2013 (SDN)– Ciidamada Milatariga dalka Nigeria ayaa si rasmi ah u bilaabay howlgal balaaran oo ka dhan ah kooxda Boko Xaram kaasi oo ay ka fulinayaa Waqooyi Bari dalkaasi. Saraakiil ka tirsan Milatariga Nigeria ayaa sheegay in Milatari howlgalkan Fulinaya ay gaareen gobolka Borno halkaasi oo ay maalmihii danbe weeraro ka fulineyso…
