Xubno Ka socda Beelaha ka qeybgalaya shirka Kismaayo oo isaga baxay (Sababta)
Muqdisho May 12 2013 (SDN)— Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Odoyaal ka qeybgalayay shirka ka soconaya Magaaladaasi ay isaga baxeen Shirka kaddib arrimo ku aadan mustaqabalka go’aanada shirkaasi. C/nuur Maxamed oo kamid ah odayaashii ka baxay shirka ayaa sheegay in ergada la xereeyay oo la sheegay inay soo dooranayaan madaxweynaha maamulka Jubbaland…
