Xukumada Somalia Oo Sheegta in ay La Dagaalami Doonaan dadka Ku Labisan dareeska Ciidanka Dowlada Somalia
Wasiirka gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Cabdixakiim Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay inay la dagaallami doonaan shakhsiyaadka xirta dharka ciidanka ee gala fal-dambiyeedyada, isla markaana dhibaatooyinka u geysta dadka rayidka ah. Wasiirka oo wareysi siiyay laanta af-Soomaaliga ee VOA ayaa ballan-qaaday in dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab mid la mid ah ay la geli doonaan shakhsiyaadkaas,…
