Maraykanka oo amaanka ka taageeraya dawlada Soomaaliya
Washington May 10,2013 (SDN)-War kooban oo ka soo baxay waaxda arrimaha dibbadda dawlada Maraykanka ayaa lagu sheegay in dawlada Maraykanka ay dawlada Soomaaliya ka gacan siinayso sugida amaanka wadanka iyo ka hor tagista weeraro kaga yimaada dawlada dhanka Al-Shabab. Warkaan oo ay qoreen qaar ka mid ah wargeysyada kasoo baxa dalka Maraykanka ayaa waxaa lagu…
