DAAWO Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Wefti uu hogaaminayo oo Kormeer ku soo Maray Degmooyinka Sheekh iyo Go’da Weyn

    Berbera 03.May (SDN) Wefti balaadhan oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ayaa Kormeer ku soo maray Deegaamada hoos taga degmooyinka Sheekh iyo Go’da Weyn . Socdaalka Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Xubnaha la Socday ayaa Salka ku hayay Xog Ogaal u Noqoshada Xaaladaha Nabadgalyo iyo Nololeed ee Deegaamada Degmooyinka Sheekh iyo Go’da Weyn. Safarkan ayaa Noqonaya…

    Read More

      Wasiirka Caafimaadka oo Sii Sagootiyay Dhakhaatiir Hawlo qaliino ah ka fuliyay Somaliland

      Hargaysa 03.May (SDN)  Wasiirka caafimaadka oo uu weheliyo gudoomiyaha maamul wanaaga  ayaa ka qayb galay xaflad lagu sii sagootiyaayey dhakhaatiirtii qaliinka lafaha ee “Australian Doctors For Africa” kuwaasi oo ka fuliyey cusbitaalka Hargeysa  qaliino iyo daaweyn kala duwan. Dhakhaatiirtaasi oo mudadii ay hawsha wadeen ,waxay qaliin  iyo daaweyn ku sameeyeyeen  dad gaadhaya 330 ruux. wakaalada…

      Read More

        Xus loo sameeyay Marxuun Cigaal oo lagu qabtay Hoolka Jaamacada Hargaysa

        Hargaysa 03.May (SDN)  Xus loogu baroor diiqayo Sannad Guuradii 11aad ee Ka soo Wareegtay Maalintii uu Geeriyooday Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Somaliland Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa lagu qabtay Hoolka Jaamacada Hargaysa . Xuskan Waxaa ka hadlay Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Xaaji Cali Shire oo ka waramay kaalintii laxaadka lahayd ee uu…

        Read More

          Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Safar Shaqo Oo Uu Ku Tagay Dalka Turkiga “SAWIRRO”

          Muqdisho May 03 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar shaqo oo uu ku tagay dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga. Gudoomiyaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Airport kusoo dhaweeyey mas’uuliyiin ka tirsan labada gole…

          Read More

            “Dhawaqu ii daranaa oo u Xumaa Dhagahayga Waa Qayb kale iyo Xuska 11 Guuradii Geeridii Cigaal {DHAGAYSO}

            Hargaysa 03.May (SDN) Waa Mid isku Beegaan Bishu Waa Sadexdii May,Maalintuna Waa Jimce Waa Kow iyo Toban Sanno ka hor markii dhagaha Shacabka Somaliland uu ku soo dhacay Warkii ugu naxdinta badnaa oo Sheegayay in Madaxweynihii Somaliland Alle ha U naxariistee Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal inuu ku Geeriyooday Cisbitaal ku yaalay Magaalada Biritoria ee…

            Read More

              Abwaan Maxamed Xasan Jamac Dhaglas oo soo saray hees cusub oo la yiraa Waa (Maxay sidan Somaliland) oo lagu dhaliilayo Madaxwaynaha Somaliland Codadki Gaadoco, Faysal Yare, Jihan Jalaqsan, Fiska & Abdiqaaliq – Somaliland

              London 03/5/13 (SDN) Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas oo soo saray hees cusub oo la yiraa Waa Maxay Somaliland Codadki Gaadoco, Faysal Yare, Jihan Jalaqsan, Fiska & Abdiqaaliq – Somaliland waxa heestan na soo gaarsiyey jaaliyada somaliland oo ku jahwaraysan siyaasada somalilnd. Dawasho wacan

              Read More

                Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Golaha Wakiilada Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Waraysi Ay Idaacadda BBC-sidu La Yeelatay Nin Hore Wariye Uga Ahaa.

                HargeysaMay03, 2013 (SDN)Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland, ahna Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee aqalkaasi Mudane Baashe Maxamed Faarax, ayaa fidmo abuur iyo hadal siyaasadeed oo loo soo dhiibay ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay C/Raxmaan Caynte oo ah mulkiilaha shabakadda Hiiraan Online ee dalka Soomaaliya oo waraysi uu BBC-da siiyay ku sheegay in gobolo…

                Read More

                  Akhriso khudbadii Madaxweynaha Soomaaliya shalay ka jeediyay Golaha Barlmanka

                  Muqdisho:Khamiis 2da Maajo 2013                                    Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Khamiis 2da May 2013 Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Ku-Simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka, ahna Guddoomiye Ku xigeenka Guddoomiye Ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka, Madaxda Guddiyada…

                  Read More

                  KHUDBADIHII ALAHA UNAXARIISTEE MARXUUN MADAXWEYNE MAXAMED X.IBRAAHIM CIGAAL EE 1997 IYO WAKHTIGAN WAXYAABIHII UU KA HADLAYEY WAXA KA QABSOOMEY IYO MAAANTA JAWIGA SOOMAALILAND(DAAWO)

                  Hargeysa May 03,2013(SDN)-Qudbadii Alle Ha U Naxariistee Madaxwaynii Hore Ee Dalka Mohamed X Ibrahin Cigaal. 1997 Kii. “Habeena Kuma Seexan Baabuurki Sahra-Tuugo Ayaa Salaan Kaa Qadan Iyado Ciidanka Ku Jirta, M/Wayni Hore Cigaal Alloow Ku Naxariiso…  

                  Read More

                    Sannad Guuradii 11aad ee Marxuun Maxamed Ibraahin Cigaal iyo Khudbado Taariikhda Galay {DHAGAYSO}

                    Hargeysa 03.May (SDN) Maantoo Jimce ah  Waxay ku beegan tahay  Sanadguuraddi 11aad ee ka soo wareegtay geeridi naxdinta lahayd ee ku timi Maxamed X. Ibrahim Cigaal, alla ha u naxariistee Madaxweynihi salka u taagay dawladnimada iyo nabadda ay maanta Somaliland ku naalonayso isla markaana si Heer qaran ah loogu aasay Magaalada Berbera 6.May.2002. Waxaanu Halkan…

                    Read More

                      Caruurtii ugu badneyd ee Soomaaliyeed oo ku geeriyoodey Abaarihii 2010kii iyo masuul ka hadlay oon jirin

                      Muqdisho May 03,2013(SDN)-Abaarihii ba’anaa ee ka dilaacay dhulka Soomaaliyeed ayaa waxa ku dhintay in ka badan rubuc malyuun Soomaali ah oo kala bar yihiin Caruur da’adoodu ka hooseyso shan jir. Sidaa waxa lagu sheegay warbixin ay qortay hay’ada xiriirka gargaarka biniadamnimo ee Qaramada Midoobey. Warbixinta ayaa muujisay in tirada dadkii ku geeriyooday abaarihii u danbeeyay…

                      Read More

                        Wufuud Caalamiga Ah Oo Bilaabay Inay Magaalada London Ku Soo Qulqulaan Waxaa Soo Gaadhay Madaxweynaha Dawladda Emirateka Oo Hogaaminaya Wefdi Culus Oo Shirka Soomaaliya Ka Qayb Gallaya

                        London 03/5/13(SDN) Madaxweynaha dawladda Emirateka carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan iyo wefdi culus oo uu hogaaminayo oo ay ka mid yahiin wasiirka arrimaha dibadda dalka Emirateka Abdallah Binu Zayed Al Nahyan iyo saraakiil dhinaca siyaasadda arrimaha dibadda u qaabilsan ayaa soo gaadhay magaalo madaxda dalka ingiriiska ee London, iyadoo maantana wefdiga qasriga boqortooyada…

                        Read More

                          Qodobo laga soo saaray Shirkii Golaha Wasiirada ee Somalia {DHAGAYSO}

                          Muqdisho 2.May (SDN) Shirkii Golaha Wasiirada oo uu Shir guddoominayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa lagu Magacaabay Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo sidoo kale Taliyaha hay’adda Nabadsugida Qaranka. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta ayaa ha ka hadlay Waxyaabaha ka soo baxay Shirkaas. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Shirkii.mp3″] Muqdisho SDN. Qurbe Joog.com  

                          Read More

                            Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Ucid Ayaa Ku Tilmaamay Wasiirka Ciyaaraha Inuu Gebi Ahaanba Burburiyay Wasaaradaasi Xidhiidh Hoosana Uu La Leeyahay Somaliya {DHAGAYSO}

                            Hargeysa 2.May (SDN) Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Somaliland Ee Ucid Oo Ay Ka Mid Yihiin Xoghayaha Warfaafinta Ucid Mr Yuusuf Kayse C/Laahi Iyo Xoghayahii Guud Ee Hore Mr Maxamed Cali Muuse Jiir Ayaa Dhaliilo Ba’an U Soo Jeediyay Wasiirka Cayaaraha Iyo Dhalinyarada Somaliland Md Cali Siciid Raygal Kaa Soo Ay Ku Tilmaameen Inuu…

                            Read More

                              DAAWO kulan lagaga hadlayay ka qayb qaadashada Siyaasada ee dadka laga tirada badan yahay

                              Berbera 02.May (SDN) Waxaa Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil lagu qabtay aqoon Isweydaarsi lagaga hadlayay Xuquuqda dadka laga tirada badan yahay ee ka qayb qaadashada Siyaasada iyo Hogaaminta Wadanka,Iyadoo ay Kulankan  ka soo qaybgaleen ,aqoonyahano,Xildhibaano ka tirsan golaha degaanka berbera,iyo Madax dhaqameed ka socday beelaha laga tirada badan yahay. Waxaana halkaas lagu soo bandhigay…

                              Read More