Madaxweynaha Soomaaliya oo canbaareeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho
Mogadishu May 05 2013 (SDN)— Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hadlay ayaa aad u canbaareeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho ee ismii daminta ahaa. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxaasi lala eegtay Muwaadiniin u dhalatay wadanka Qadar kuwaasi oo dalka u yimid in ay saacidaan shacbiga Soomaaliyeed ee dhibaatada mudda…
