Al Shabaab oo sheegay 8-akri oo Kenyanti ay ku dileen Duqeyn ay ka geysteen Airpor-ka Kismaaayo‏(DHEGEYSO)

    Kismaayo May 01,2013(SDN)-Kooxda Al Shabaab oo weeraro soo noqnoqday labadii maalmood ee u danbeeyay ka fulisay gegida duyuuradaha ee magaalada Kismaayo ayaa ka wartay khasaaraha weerarkaasi. Sheekh Abu Muscab oo u hadlay kooxda ayaa sheegay in weerarkaasi ay ku dilo tiro ciidamo ah oo reer Kiinya ah,warka oo dhan halkan ka dhegeyso. HALKAN GUJJI SI…

    Read More

      Fawsiya Yuusuf oo ka qeybgaleysa Shirka Wasiirada Arrimaha Dibada Afrika (Sawirro)

      Muqdisho May 01 2013 (SDN)— Marwo Fawsiya Yuusuf “Addis Ababa ayaa waxaan uga qeybgalayaa shirka wasiirada arrimaha dibadda ee wadamada ku midoobay urur goboleedka IGAD  oo looga hadli doono Stabilization Plan”. Ra’’isul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Marwo Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadam ayaa uga qeybgaleysa Magaalada Addis Ababa shir ay…

      Read More

        Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk oo ku jiraa abaabulkii u danbeyey ee Xaflad soo dhawayna oo lagu soo dhawaynayo Murashaxa Madaxwaynaha iyo Gudoomiyaha Xisbiga Faysal Cali waraaabe

        London May01/13 (SDN) Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk oo ku jiraa abaabulkii u danbeyey ee Xaflad soo dhawayna oo lagu soo dhawaynayo Murashaxa Madaxwaynaha Jamal Cali Xuseen iyo Gudoomiyaha Xisbiga Faysal Cali waraaabe oo dhawaan ku soo jeeda wadankan Uk Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Mudane Axmed Adan Ismaciil Kayse Gurey ayaa waxa uu u…

        Read More

          Puntland oo ka jawaabatay Hanjabaadii Al Shabaab(DHEGEYSO)

          Garoowe May 01,2013(SDN)-Wasiirka Warfaafinta ee Maamul Goboleedka Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa jawaab ka bixiyay caga jugleyn ka soo yeedhay Afhayeenka kooxda Al Shabaab. Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in ay u aargudi doonaan rag 13 ahaa oo ay Puntland toogasho ku fulisay ka dib kolkii lagu helay qalaale Puntland ka geysteen. HALKAN GUJJI SI…

          Read More

            SAWIRO: Sh Shariif oo Khudbado Luuqada Ingiriiska ku baxaya ka jeediyay Mareykanka

            Atlanta May 01 2013 (SDN)— Madaxwaynihii hore ee dalka Soomaaliya  Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa socdaal ku maraya qaar ka tirsan magaalooyinka Mareykanka, isagoo khudbado ka jeediyay  magaalooyinka  Atlanta, Georgia, West Virginia iyo North Carolinam ayaa khudbado ka jeediyay jaamacado, isagoo sidoo kale kulamo la qaatay masuuliyiin ay ku jiraan qaar horay xilal uga soo…

            Read More

              Xasan Sheekh: Majiri Doonto In Si sharci daro looga kaluumeysto xeebaha dalka

              Muqdisho May 01 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday warshada kaluunka dhoofisa ee Soomaali National Fishing Company,ayaa wuxuu ka hadlay muhiimada ay leedahay kheyraadka dalka Soomaaliya iyo kaluunka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hada wixii ka dambeeya kaluunka dalka Soomaaliya iyo kheyraadka aysan jiri doonin in si sharcidaro ah looga…

              Read More

                Xoghayaha Arimaha Dibada Ingiriiska & Xoghayaha Arimaha Dibada UAE Sh. Cabdala Bin Zeyid Al Hayaan oo ku dhawaaqay Laba Milyan oo Pound in ay siinayaan la dagaalanka kufsiga dumarka Soomaaliyeed. kasoo waayahan soo badanayay UK and UAE announce £2 million joint funding for Somalia

                London  May 01 2013 (SDN) Xoghayaha Ingiriiska & Xoghayaha UAE Sh. Cabdala Bin Zeyid Al Hayaan oo ku dhawaaqay Laba Milyan oo Pound in ay siinayaan la dagaalanka kufsiga dumarka Soomaaliyeed. kasoo waayahan soo badanayay UK and UAE announce £2 million joint funding for Somalia £2 million of joint funding to help Somalia tackle the issue…

                Read More

                  Wadooyinka waa weyn ee Muqdisho oo maalintii Labaad Xiran, Maxay tahay sababtu?

                  Muqdisho May 01 2013 (SDN)— Wadooyin waa weyn ee lama huraanka u ah Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa xiran Maalintii labaad oo xiriir ah iyadoo Isgoysyada iyo wadooyinka lagu arkayo Askar iyo gaadiidka ciidanka dowladda. Dadka Muqdisho ayaa shalay shaqooyinkii, waxbaarashidii iyo howlihii kale oo ay lahaayeen badidoda ka baaqday sababo xinaashiyaha wadooyinka ah….

                  Read More

                    Deeq raashin ah oo Degmada Xudun ee Gobolka Sool la Gaadhiiyay

                    Xudun 01,May (SDN) Waxaa maanta gaadhay degmada Xudun ee Gobolka Sool Saamigii Raashinkii Mucaawinada ahaa ee dawlada Turkigu ugu deeqday dadka danyarta ah ee Somaliland. Deeqdan raashinka ah oo ka koobnayd Kun iyo Sideed boqol oo Kiish oo isugu jira Sonkor iyo Daqiiq ayaa waxaa Gudoomay Gudoomiyaha Degmada Xudun Faarax Cali Ibraahin isagoo markaas kadib…

                    Read More

                      R/wasaare Saacid Fariin Hanbalyo ah u diray dhamaan Shaqaalaha Soomaaliyeed

                      Muqdisho May 01 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faraax Shirdoon (Saacid) ayaa munaasabada 1da May, 2013 oo ah maalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyey dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. “Waxaan hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha aduunka u dirayaa dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed ee udub-dhexaadka u ah dhaqada iyo horumarka dalka guud ahaan” ayuu yiri Ra’iisul…

                      Read More