Dagaal qasaaro geystay oo maanta ka dhacay degmada Balcad
Balcad April 27 2013 (SDN)— Dagaal u dhexeeya Ciidamo kawada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay Magaalada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Wararka ka imaanaya Magaalada Balacad ee gobolka Sh/dhexe ayaa waxa ay ku warmayaan in dagaal xoogan oo qasaaro geystay uu maanta halkaasi ka dhacay. Dagaalka ayaa bilaawday kaddib markii ciidamo Milatari ah oo…
