Nuxurka Warbixintii Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Booliska ee Golaha Wakiilada (DHAGAYSO)

    Hargasya 29.April (SDN)  Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Jsl,Md.Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada waxa uu Mudanayaasha Golahaasi  faah faahin ka siiyay Waxqabadkii wasaaradiisa ee tan iyo bilwgii sanadkan  waxaana uu sheegay in aanay Wax Nabadgalyo Darro ahi  Dalka Ka jirin , waxaana uu Xusay in Amniga Dalka Si weyn Kor Loogu…

    Read More

      Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo ka Hadlay Siyaasada Xukuumada ee dhawrista Faya dhawrka Hilibka {DHAGAYSO}

      Hargaysa 29.April (SDN)   Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir Cali ayaa maanta Furay aqoon Isweydaarsi lagaga hadlayo Nadaafada Hilibka iyo Sidii loo tayayn lahaa. Tababarkan oo ka qabsoomay Huteel Xaraf waxaa ka qayb galay Hawl wadeeno ka tirsan Wasaaarada Xanaanada Xoolaah,Qaar ka mid ah Hiliblayaasha Gobolada dalka,iyo Xubno kale. Wasiirka Wasaarada Xanaaanada Xoolaha…

      Read More

        Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Booliska oo Hor tagay Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada

        Hargaysa 29.April (SDN) Golaha wakiiladda ee jamhuuriyadda S/land ayaa fadhigoodii maanta oo uu shirgudoominaayey gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiiladda Md,Baashe maxamed faarax ayaa mudanayaasha golahaasi waxay warbixin ku saabsan xaalada Dalka kaga dhagaysteen wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha oo ay wehelinaayeen taliyayaasha ciidanka Booliska,ilaaladda Xeebaha iyo laanta socdaalka. Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Jsl,Md.Maxamed Nuur…

        Read More

          Golaha Wasiirada oo maantay arrimo badan ka dooday (Warsaxaafadeed)

          Muqdisho— Warsaxaafadeed,_Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii ay yeesheen uga hadleen xaaladda nololeed ee qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Yemen, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Kulankan ayaa sidoo kale, looga hadlay qodbo ay ka mid ahaayeen, magacaabis Garyaqaanka Guud, iyo sidoo kale warbixin laga dhegeystay Wasiirka Arrimaha…

          Read More

            Jamacada Islamic university in uganda oo la aas aasay 1986 oo uu madaxweyne marki ugu horeysay ka noqday ururka ( IUISU) arday somaaliyeed +18 dal oo caalamiya + guulaha ay ka gaadhen somalidu

            (KampalaSDN) Jamacada Islamic university in uganda waa jamacad ay dhigtaan main campuska ugandha arday lagu qiyaaso 10.kun oo arday oo ka kala socda 18 dal caalamiya,waxay ahyd maliintin shalay xiligii shababakada caalamiga ah SDN lagu soo macsuumay doorasho ka dhacday jamacada halkaas oo xafalad heersare ah loogu samayey dhacdo ugub ku ahayd dalka ugandha ama…

            Read More

              Afhayeenka Mucaaridka Jabuuti oo mar kale Xabsiga la dhigay iyo sababha dhabta ah ee loo heysto

              Jabuti April 29,2013(SDN)-Afhayeenka dalada mucaaridka ee dalka Jabuuti ayaa xabsiga dib loogu celiyay ka dib kolkii ay xukuumada Jabuuti dib u soo celisay eedo hore uu ugu soojeediyay taliyaha ciidamada dalkaasi. Xukuumada Jabuuti ayaa hore ugu eedeysay in Daahir Axmed Faarax uu hore aflagaadeeyay taliyaha ciidamada Jabuuti Gen Zekeria Sheikh Ibrahim. Xukuumada Jabuuti  ayaa hore…

              Read More

                Baaritaano iyo Casharo Culuunta Scienceka ee Forensic Anthropology ku saleysan oo laga bilaabay xabaalo wadeerdyada Somaliland(DAAWO)

                Hargeysa April 29,2013(SDN)- Khubaro ka socota dalka Peru oo ku xeel dheer Culuunta loo yaqaano Forensic Anthropology ayaa fasalo iyo baaritaano ka bilaabaya xabaalo wadareedyada Somaliland. Fasalada o socon doona mudo afar todobaad ah ayaa ka qeyb qaatayaashu ay fursad u heli doonaan in ay booqdaan Xabaalaha iyo n ay casharo ku qaataan fasalo. Iyaga…

                Read More

                  Daawo Sida Miisaanka Lahayd ee Marxuun Dhoodaan Loogu Aasay Jig Jiga iyo Weedhihii Baroordiiqda “Gocashada I Haysaa Waa Aqoonta Guurtiyo,Gor Gorkaa Dabayshaday”

                  Jig Jiga 28.April (SDN) Alle ha u Naxariistee waxaa Galabta Si Heer qaran ah loogu aasay Magaalada Jig Jiga ee Xarunta Dawlad Deegaaneedka Somalida Itoobiya Marxuun C.laahi Macalin Axmed Dhoodaan oo ka Mid ahaa Shakhsiyaadkii Calanka u Siday Suugaan Murtiyeedka Somalida . Alle ha u naxariistee Marxuun C.laahi Macalin Axmed Dhoodaan oo lagu aasay Xabaalaha…

                  Read More

                    Aas Qaran oo Ummada Somaliga ku hadashaa ay u dhamayd oo lagu Wadacay alle ha u Naxariistee Abwaan C.laahi Macalin Axmed Dhoodaan

                    Jig Jiga 28.April (SDN) Alle ha u Naxariistee waxaa Galabta Si Heer qaran ah loogu aasay Magaalada Jig Jiga ee Xarunta Dawlad Deegaaneedka Somalida Itoobiya Marxuun C.laahi Macalin Axmed Dhoodaan oo ka Mid ahaa Shakhsiyaadkii Calanka u Siday Suugaan Murtiyeedka Somalida . Alle ha u naxariistee Marxuun C.laahi Macalin Axmed Dhoodaan oo lagu aasay Xabaalaha…

                    Read More

                      Xog Ururin daboolka ka qaaday in Boqolkiiba 70% ay deegaamada Somaliland Dhulka Hoostiisa Biyo Ceegaagaan

                      Hargaysa 28.April (SDN)   Munaasibadd lagu soo bandhigayay Natiijada ka soo baxday Xog Ururin laga Sameeyay Biyaha dhulka hoostiisa mara ee Deegaamada Somaliland ayaa lagu qabtay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa. Xog Ururintan oo ay iska kaashadeen Wasaarada Macdanta,iyo Biyaha, Hay’ada FOA ISWALIN Qaybteeda qaabilsan Biyaha. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee Jamhuuriyada Somaliland…

                      Read More

                        Wasaarada Diinta oo ka digtay Falalka Kufsiga iyo Tahriibta oo ku soo Kordhaya Somaliland {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 28.April (SDN) Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa maanta Cod Dheer kaga Digtay Tahriibta iyo Kufsiga Caruurta da’doodu yar tahay oo ku soo badanaya sida ay Xuseen Somaliland isla markaana Bulshada u soo Jeediyay inay la Yimaadaan Istiqfaar iyo alle ka Cabsi. Wasiirka Diinta  iyo Awqaaftu Waxa uu Xusay in Sinadu tahay Dunuubta uu…

                        Read More

                          Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada oo Xog waran siiyay Gole Weynahooda {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 28.April (SDN) Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada ayaa fadhigii maanta ee Golahaasi waxay ka soo jeediyeen Warbixin taabanaysa Wixii u qabsoomay Mudadii u dhaxaysay Labada Kalfadhi ee Golaha Wakiilada . Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Ku simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golahaasi Mudane Baashe Maxamed Faarax,Waxaa Ugu Horayn Madashii…

                          Read More

                            Muxuu Daaran yahay Socdaalka Wefti ka Tirsan Dawlada Itoobiya oo Safar ku Jooga Somaliland

                            Hargaysa 28.April (SDN) Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibada iyo xidhiidhka caalamiga ah Md, faysal Cali sh. maxamed ayaa maanta ka war bixiyey ujeedada socdaalka wafti balaadhan oo ka socda wadanka itoobiya oo hargaysa kaga qayb galaya kulan ay la yeelanayaan masuuliyiinta hay’adaha dawliga ah qaarkood. Md,faysal cali sheikh oo maantala hadlay Warbaahinta  ayaa sheegay…

                            Read More