Dood Sharciyeed oo ka dhalatay qabashadii wiilka lagu eedeeyay qaraxyadii Boston

    Boston April 20,2013(SDN)-Dood Sharciyeed ayaa ka dhalatay qabashadii mid ka mida walaaliha lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen qaraxyadii ka dhacay magaalada Boston maalinimadii Isniinta. Ciidamada amniga ee qabatay Dzhokar Tsarnaev ayaan u marin xuquuqihiisa sharci ee loo sheego ruux walba oo denbi loo qabto,Miranda warning. Taladaa sharciyeed ayaa ku wergelisa eedeysaneyaasha xuquuqdooda ah in…

    Read More

      Guddoomiyaha Gobolka Gabiley ee Togdheer laga soo bedelay oo cadeeyay sababha dhawr sanadood Madaarka Hargeysa u xidhnaa

      Kalabeydh April 20,2013(SDN)-Guddoomiyaha gobolka Gebiley ee dhawaanta laga keenay Togdheer Ibraahim Yusuf Geedi ayaa shaaca ka qaaday tuhun mudo jiray oo ku xeeran sababha dhabta ah ee Garoonkii Duyuuradaha ee Hargeysa uu u xiran yahay. Guddoomiyuhu waxa uu ugu baaqay xukuumada Somaliland in ay furto garoon ku yaal degmeda Kalabeydh ee dhacda xadka Itoobiya ay…

      Read More

        Shirkii Jaraa’id ee Hogaanka Xisbiga Kulmiye ku Taageereen Madaxweyne Siilaanyo, halkan ka {DHAGAYSO}

        Hargaysa 20.April (SDN) Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta Cadeeyay inay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku Garab joogaan Qaadacaada in Somaliland ka qayb gasho Shirka loo qabanayo Somalia,kaas oo ay ku sifeeyeen Mid Hoos u dhigaya Maqaamkii Somaliland ay dunida ka joogtay . Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga  kulmiye md.Maxamed Kaahin Axmed ayaa shirkaa…

        Read More

          “Xaasidi Mayno,u diidimayno,Laakiin anagu Somalia kama mid nihin Shir ay Gudoominaysana Iman mayno” Madaxweyne Siilaanyo (DHAGAYSO)

          London 20.April.(SDN) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ku Sugan Magaalada London ee Cariga Ingiriiska ayaa Mawqif adag iska Taagay Shirka London loogu Qabanayo Somalia Bisha May ee Sannadkan,Waxaanu Mar kale Daboolka ka qaaday In Somaliland aanay ka soo qayb galayn Shir uu Gudoominayo Madaxweynaha Somalia . Hadalkan Ayuu Madaxweyne Siilaanyo ka sheegay Kulan balaadhan…

          Read More

            Hogaanka Xisbiga Kulmiye oo Soo dhaweeyay Go’aankii Madaxweyne Siilaanyo ee Qaadacaada Shirka London

            Hargaysa 20.April (SDN) Shir jaraa’id oo masuuliyiinta xisbioga kulmiye ay maanta ku qabteen xaruntooda magaalada Hargaysa ayaa waxa ay ku soo dhaweeyeen go’aanka madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland md. Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo uu ka qaatay shirka Somalia loogu qabanyo magaalada London horaanta bisha dambe. Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga  kulmiye md.Maxamed Kaahin Axmed ayaa shirkaa…

            Read More

              Al Shabaab oo sheegay in 127-Askari oo ka tirsanaa Nabad Sugida Qaranka Soomaaliyeed ay dileen 4-bil gudahood

              Muqdisho April 20 2013 (SDN)— Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in Al-Shabaab ay soo bandhigeen tirada ciidamada ka tirsan Sirdoonka Dowladda ee ay dileen. Warka qoraalka ah ee Al-Shabaab kasoo baxay ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan Al-Shabaab ay dileen askar ka…

              Read More

                Xildhibaanada Barlamanka oo su’aalo weydiiye R/wasaare Saacid kaddib kulan ay ku yeesheen Muqdisho

                Muqdisho April 20 2013 (SDN)– Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa su’aalo weydiinaye Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyadoo su’aalo weydiinta Ra’iisul Wasaraha ay goordhaweyd ku soo dhamaatay Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya oo horay udalbaday in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya la horkeeno ayaa su’aalaha weydiinaye dhamaantood waxa ay ku qotomeen howlaha Xukuumadda…

                Read More

                  Nin Taageera Al Shabaab oo lagu xukumay dalka Maraykanka

                  Washington April 20 2013 (SDN)– 26-jirkaan lagu magacaabo Randy Lamar Wilson,una dhashay dalka Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inuu taageerayay Ururka Al-shabaab oo xariir dhow la leh Al-Qaa’ida. FBI-da Mareykanka ayaa sheegay inuu qirtay Ninkaan,islamarkaana Maalintii shalay ahayd uu wajahay Xukun Maxkamdeed oo gaaraya 15-sano.Qaadiga Maxkamadii Riday Xukunka Randy Lamar Wilson, Kristi DuBose ayaa cadeeyay inuu…

                  Read More

                    Ra’iisul wasaaraha oo maanta hortagaya barlamanka kadib markii loo yeeray

                    Muqdisho April 20 2013 (SDN)— Sida uu qorshaha yahay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta lagu wadaa in uu hortago barlamanka Soomaaliya oo looga yeeray. Ujeedka ujeedka Ra’iisul wasaaraha looga yeeray barlamanka ayaa la sheegay inay tahay in wax laga weydiiyo waxqabadka xukuumadiisa iyo dhaliila ay leedahay. Warar aan kasoo xiganay Xildhibaano ka…

                    Read More

                      Madaxweynaha Cusub ee Fanisweela Nicolas Maduro Oo La Dhaariyay

                      Caracas April 20 2013 (SDN)– Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee dalka Venezuelan Nicolas Maduro ayaa si Rasmi ah loogu dhaariyay Xilka Madaxtino ee dalkaasi kaga daal markii uu ku guuleystay Doorashadii ka dhacday Venezuelan. Mr Maduro ayaa la wareegi doona xilkii uu baneeyay Madaxweynii la jeclaa ee geeriyooday Hugo Chavez kaasi oo qaranka Venezuelan soo hogaaminayay…

                      Read More

                        Madaxweyne Axmed Siilaanyo:Hadda markii aan la kulmay Raysal-wasaaraha Ingiriiska David Cameron, runtii waxay jeclaayeen sidaa si ka duwan. Laakiin, waxaannu u sheegnay in aanu shirkaasi na khusayn

                        London April 20,2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa caawa mar kale ku celiyay in aaney Somaliland ka qeyb geli doonin Shirka Soomaaliya ee London lagu qabanayo bisha ina soo aadan ee May. Madaxweynaha oo la hadlayay jaaliyadaha reer Somaliland ee ku nool dalka Britain ayaa hadaladiisii shirka ku saabsanaa waxa ka mid ahaa;…

                        Read More

                          Suxufi Waayo arag ahaa,Hal Hays Dhaxal Gashayna laga Qoray oo Hargaysa ku Geeriyooday iyo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Tacsi u diray

                          Hargaysa 19.April {SDN}   Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha madaxeynaha Jamhuurayadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu tacsi u dirayaa, Bahda Saxaafada JSL, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM, WELI XAAJI CAYNABO oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Isla markaana  Maanta lagu aasay….

                          Read More

                            Madaxweynaha Somaliya Shir Looga Hadlay Amaanka Qaarada Afrika (Sawirro)

                            Dahar Dar April 19 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa ka degay Magaaladda Bahar Dar, ee dalka Itoobiya si uu uga qeyb galo  furitaanka Shirka Tana Forum. Madaxweynaha waxaa  safarkaan ku weheliyo R/Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda Marwo Fowzia Yusuf Haaji Adam, iyo Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda…

                            Read More