Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Kulan la yeeshay Cuqaasha iyo Odayaasha ay ka soo Jeedaan dablaydii Weerartay Xabsiga Caynabo iyo Wixii ay isku afgarteen {DHAGAYSO}

    Caynabo 19.April (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur oo uu Weheliyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Cali Siciid Raygal iyo Xildhibaano ka Tirsan Golayaasha Qaranka oo ku sugan Magaalada Caynabo ayaa maanta Kulan la qaatay Odayaasha ay ka soo jeedaan dablaydii Hubaysnayd ee Weerarka ku qaaday Jeelka Magaalada…

    Read More

      Dawlada Britian oo aqbashay dhamaan shuruudahii ay Somaliland ku xidhay ka qaybgalka shirka London

      London April 19,2013(SDN)-Waxaa magaalada London wadahadalo ku yeeshay maalmahan dawladaha  Britian iyo Somaliland , wadahadalada oo ay ugu weynayd sidii ay Somaliland uga soo qaybgali lahayd shirka soomalida ee London . Hore ayaa madaxweyne Siiraanyo u sheegay inaanay Somaliland shirkaa ka qayb galeyn. Haddaba dawlada Ingiriiska ayaa culays saartay sidii ay Somaliand uga qayb gali…

      Read More

        Unkankii Dimuquraadiyada iyo Doorashooyinka Xorta ah ee Somaliland ka Hirgalay 2002-2012 Barnaamij Taariikheed {DHAGAYSO}

        Hargaysa 19.April {SDN} In ku Dhow laba iyo Labaatan Sanno oo ay Somaliland Jirtay Waxay Samaysay Isbedelo door ah Waa Qaran raad baradkiisu ka bilaabmay Hanaan Beeleed isla markaana ku tanaaday,Waxay Somaliland talaabo Wanaagsan u qaaday Ka Midho dhalinta Habka Axsaabta Badan iyo doorashooyinka Xorta ah ee ku Dhisan qof iyo Codkii,Dariiqaas oo ay haysay…

        Read More

          Tageerayasha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor ee Uk oo Xaflad Balaran ku soo dhawaynaya Marwo Adna Adan baaqna u diray Bulshada Somaliland ee Uk iyo xafladii madaxwaynaha oo ku beegan

          London19April13 (SDN)Tageerayasha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor ee Uk oo Xaflad Balaran ku soo dhawaynaya Marwo Adna Adan oo booqasho ku jogta  caasimada London tageerayasha ayaa baaqu diray Bulshada Somaliland ee Uk inay ka soo qayb galaan xafladan Marwo Rooda Cusman Mustawi oo u waramaysa qurbejoog.com ayaa sheegtay in marwo Adna Adan  ay bulshada reer somaliland kaalin…

          Read More

            Madaxweynaha dowlada Soomaaliya oo kusii jeeda magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya

            Muqdisho April 19 2013 (SDN)— Wararka aan ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlada Federaalka Somalia ku wajahan yahay wadanka Ethiopia halkaas oo uu kaga qayb galayo shir ay isugu imaanayaan wadamada Ethiopia, Somalia, Kenya iyo Jabuti. Kulankaan ayaa wararku sheegayaan inuu qaban qaabqaabiyey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele. Madaxweynaha Jabuti oo garwadeen…

            Read More

              Al Shabaab Oo beeniyay In Dhalinyaro Dibada ka timid ay Fuliyeen qaraxyadii Maxkamada Gobolka Banaadir

              Muqdisho April 19 2013 (SDN)– Afhayeenka guud ee Ururka Al-Shabaab sheikh Cali Max’ud Raage (Cali Dheere) oo la hadlayey Idaacada ku hadasha afka Ururka Al-Shabaab ayaa beeniyey in dagaalyahanadii ka tirsanaa Al-Shabaab ee dhawaan weerarka ku qaaday xarunta maxkamada gobolka Banaadir ay ku jireen dhalinyaro Soomaali ah oo dhalashooyin kale haystay. Sheikh Cali Dheere ayaa…

              Read More

                Sawirada labada ruux ee looga shakisan yahay qaraxyadii Boston oo la shaaciyay

                Boston April 19,2013(SDN)-Ciidamada amaanka ee dalka Marykanka ayaa shaaciyay Muuqaalka laba ruux oo loo baadi goobayo qaraxyadii ka dhacay magaalada Boston ee dalka Mareykanka. Muuqaalada labadan ruux ayaa muujinaya iyaga oo dhigaya shandado halkii ay qaraxyadu ka dheceen. In ka badan kun askeri ayaa baaraya goobtii ay qaraxyadu ka dheceen gunaanadkii tartankii Maaratoonka ee Boston….

                Read More

                  Mucaaridka Jabbuti ee Qurbaha iyo Merfish ka booloxooftada Guracan isbedel ma keeni doontaa?(DAAWO ODEY CIISE OO NATION BAAH AHAY KU BAANAYA)

                  Ottawa April 18,2013(SDN)-taagereyaasha Mucaaridka reer Jabuuti ee qurbaha ku sugan oo la jaanqaadi keri waayay isbedelada ay hogaanka mucaaridku umadda ugu baaqayaan. Waxa beryahan danbe aad u soo baxaya in Mucaaridka qurbejooga Jabuuti ay isbedelka ay doonayaan in dalkoodii uu ka hirgalo ay ku wejahayaan qaab Qabyaaladeed. Daawo muqaalkan laga duubay odey mefrish fadhiya oo…

                  Read More

                    Wiilkii Videogiisa laga been abuurtay Ibraahim Inbu Abaas Al-haderey:Waan ka soo horjeeda Al Shabaab iyo Wahaabiyiinta Sucuudiga,Weligeeyna Ka qeybqaadaan maayo isqarxin(DHEGEYSO)

                    Penselvania April 18,2013(SDN)-Wiil dhawaan Video uu u duubay hooyadii looga been abuurtay oo la shaaciyay in uu ka mid ahaa dhalinyaro dhawaan weeraray Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku wejahan Al Shabaab iyo xagjiriinta Sacuudiga. Ibraahim Inbu Abaas Al-haderey ayaa sidoo lake ka waramay in aanu ebid isaga iyo qoyskiisa iyo degaanka uu…

                    Read More

                      DAAWO Magaalada Burco oo lagu aasay Taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar iyo Hadalkii Wasiirka Arrimaha Gudaha

                      Burco 18.April (SDN) Alle ha u naxariistee Waxaa maanta si heer qaran ah loogu aasay magaalada         Burco taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar Marxuun Axmed Caydiid Bootaan oo ay dablay hubaysani ku dileen magaalada Caynabo. Aaska Marxuunka Waxaa ka qayb galay Wasiirada Arrimaha Gudaha,iyo Ciyaaraha,Madaxda Maamulka Gobolka,Saraakiisha Ciidamada  iyo Dadweyne Tiro badan . Burco SDN. qurbejoog.com

                      Read More

                        Video la sheegay in laga duubay Wiil dhawaan Muqdisho isku qarxiyay oo la shaaciyay in u yahay Wiil kale oo Soomaali ah

                        Minneapolis April 18,2013(SDN)-Cajalad Muuqaal ah oo la sheegay in uu ahaa wiil reer Canada ah oo dhawaan ka qeybqaatay weerarkii Maxkamada Muqdisho lagu qaaday ayay soo shaac baxday in uu ahaa wiil kale oo Mareykan ah. Wiilka Mareykanka ee Cajaladan ka muuqda ayaan ka mid aheyn ragii weraray maxkamada Muqdisho isla markaana aan ka tirsaneyn…

                        Read More

                          “Maxkamadu Waxay labadaas danbiile ku xukuntay Dil Qisaas ah” Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sanaag {DHAGAYSO}

                          Gar adag 18.April (SDN) Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sanaag Aadan Jaamac Cigaal ,Xubno ka Tirsan Bah’da Garsoorka iyo Qaar ka mid ah Qareenada Gobolkaas ayaa maanta soo gabo gabeeyay isla markaana Go’aan ka gaadhay Afar Dacwadood oo laba ka mid ahi yihiin dil,oo Maxkamadu kaga garnaqday degmada Gar adag. Gudoomiyaha oo khadka Telefoonka ugu Waramayay Shabakada…

                          Read More