Gudoomiyaha Hay’ada Neerad oo ka hadlay Dhul gariir Gil gilay Magaalada Boorama
Hargaysa 17.April (SDN) Gudoomiyaha Hay’adda ka hortaga Aafooyinka dabiiciga ah NERAD Dr. Maxamed Muuse Cawaale,ayaa sheegay in dhul gariirkii todobaad-kan laga dareemay magaala madaxda Gobolka Awdal ee Boorame uu ahaa mid heerkiisu hooseeyo. Gudoomiyaha oo War-baahintu wax ka weydiisay dhul-gariirkaas ayaa sheegay, in dhul-gariirkaas oo xilli habeenimo ah laga dareemay magaalada Boorame uu heerkiisu ahaa…
