Nuxurka Soo Jeedimaha Madaxweyne Siilaanyo+Golaha Guurtida oo laba Sanno u Kordhiyay Wakiilada+ Sadex Sanno oo ay iyagu Korodhsadeen iyo Gudoomiye ku Xigeenkii 2aad oo Noqday ka 1aad{DHAGAYSO}

    Hargaysa 15.April (SDN)  Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa Fadhi aan Caadi ahayn oo ay Maanta ku Yeesheen Xaruntooda Hargaysa Waxay Cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Soo Jeedin uga Timid Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu kaga dalbanayay inay Muda Xileedka Golaha Wakiilada ay u Kordhiyaan Maadaama uu Wakhtigoodii Sharciga ahaa ku Eeg yahay Bisha May ee…

    Read More

      Bisha Cas Turkiya oo ka hadashay shaqaalo shalay uga waxyeeloobay Magaalada Muqdisho

      Muqdisho April 15 2013 (SDN)– Iyadoo shalay Muqdisho weerar ismiidaamin ah lagu qaaday gaari ay saarnaayeen shaqaalo ajaaniib ah oo Turkiga u dhashay,islamarkaana ka shaqeynayay Hay’adda Bisha cas ee dalkaasi,ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya in labo Muwaadin oo Turkish ah ay ku dhinteen weerarkaasi. War ka soo baxay hay’ada Bisha cas ee Turkiga ayaa…

      Read More

        Muwaadiniin Somali Canadiyaan ah oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen qaraxyadii iyo weeraradii ka dhacay Maxkamada gobolka

        Saraakiil ka tirsan sirdoonka dowlada Soomaliya iyo dalka Canada ayaa u sheegay wargeyska The Star in Baaritaan siwadajir ah ay u sameeyeen ay ku ogaadeen in Mahad Cali Dhoore uu kamid ahaa sagaal shabaab ah oo isku qarxiyay xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir. Qoyska Dhoore ayaa wax hadal ah ka soo saarin,iyadoo cadeemo Muujinaya aan loo…

        Read More

          Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay dagaal cusub oo lala galo Al Shabaab

          Muqdisho April 15 2013 (SDN)— Kadib kulan ay xalay ku yeesheen Magaalada Muqdisho guddiga amniga qaranka dalka ayaa waxaa halkaasi looga dhawaaqay dagaal weji cusub ah oo Dowladda ay la galeyso Ururka Al-Shabaab. Kulanka xalay ka dhacay madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa shirguddoominaye Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,iyadoo goobtaay xaadir ahaayeen Ra’iisul Wasaaraha dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka…

          Read More

            Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Suaallo ku saabsan Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya uga jawaabay Dhegeysteyaasha Idacaadda VOA(DHEGEYSO)

            Washington April 15,2013(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ee Somaliland Md Faysal Cali Waraabe oo marti ku ahaa barnaamijka Wicitaanka ee Idaacadda VOA ayaa ka jawaabay suaalo la xiriira wadahadala Somaliland iyo Soomaaliya,dhegeysi haboon.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://realaudio.rferl.org/voa/SO/manual/2013/04/14/bb2a9289-5825-4ef0-824c-24f56b441933.mp3″]

            Read More

              Eeg oo ka bogo sadbursiga ka dhashay mashruuc ay Banka Aduunku ugu talogaleen in lagu dardar geliyo ganacsatada Somaliland(SAWIR YAAB LEH)

              Hargeysa April 15,2013(SDN)-Mashruuc ay aheyd in lagu dardargeliyo ganacsiga Somaliland ayaa si cadaalada ka baxsan loogu qeybiyay degaanada iyo beelaha Somaliland. Mashruucan uu oo maareeyay wasiirka qorsheynta Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxa aduun dhan $2.000.000ku maalgeliyay Baaka Aduunka iyada oo dawladaha Mareykanka iyo Denmark ay bixiyeen lacago dheeri ah. Ganacsatada ay aheyd in…

              Read More

                Wasiirka Wasaarada Wershadaha ee Somaliland oo kormeer xog ururin ah ku tegay Wersheda Farsameysa bacaha iyo tuunbooyinka ee Hargeysa

                Hargeysa April 15,2013(SDN)-Wasiirka Wasaarada Wershadaha ee Somaliland Mudane C.risaaq Cali Cismaan oo ay Weheliyaan Madax ka tirsan Wasaaradaas ayaa kormeer Xog Ururin waxay maanta ku tageen Wershada Farsamaysa bacaha iyo Tuunbooyinka Biyaha ee lagu magacaabo Hargaysa Plastic Factory. Wasiirka iyo Xubnaha la socday Waxay kormeer indho indhayn ah ku mareen qaybaha kala duwan ee Warshadaasi…

                Read More

                  Wafdigii Madaxwayne Siilanyo oo soo gaadhay London isaga oo ku sii Jeeda wadanka Maraykanka oo uu Casumad ka helay iyo cida casuuntay

                  London 15April13(SDN) Waxa xalay soo gaadhay  magaalada London wefidi uu hogaaminayo madaxweynha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxmuud Silaanyo, madaxweynaha oo ay wahelisay marwadiisa ay dalka Ingriiska uga soo kacitimeen dalka Turkiga oo lagu wada hadalsiinaayay Somaliland iyo Somaliya. Waxa sidoo kale caawa abaaro 11:00, habaynimo iyana magaalada London soo gaadhay waftigii la socday  wasiirka…

                  Read More

                    Murashax Jamaal Cali Xuseen oo wadahadaladii Somaliland ka gashay ee Turkiga ku Macneyey mid guuldaraystay Xukumaduna ku eedeyey inay meel is ka dhigtay qodobkii ugu muhiimsana ee gooni isku taga somaliland

                    Boston 15 April  (SDN ) Musharaxa Madaxweyne ee Mustaqbalka ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo ku sugan Magaalada Boston ee dalka Maraykanka ayaa ,ka deyriyey qodobo ku jira War- murtiyeedkii wefuudii ay kala hogaaminayeen Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo ku kala saxeexdeen Magaalada Ankara-Turkiga. Jamaal wuxuu sheegay in wadahadalada…

                    Read More

                      Xafiiska Ra’izul Wazaaraha dowladda Ingiriiska David Cameron ayaa saaka waxaa ka dhacay shir albaabadu u xiran yihiin oo si gaar ah loogu cazuumay qaar ka mid ah madaxda iyo shaqaalaha TVga Universal.

                      London 15April13 (SDN) Xafiiska Ra’izul Wazaaraha dowladda Ingiriiska David Cameron ayaa saaka waxaa ka dhacay shir albaabadu u xiran yihiin oo si gaar ah loogu cazuumay qaar ka mid ah madaxda iyo shaqaalaha TVga Universal. Waxaa shirkii saakay ka qeyb galay madaxa farsamada Tvga Universal, Cabdalla Cumar Mudhiir iyo sidoo kale qaar ka tirsan weriyayaasha…

                      Read More

                        Xog Warankii Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee Hargaysa {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 14.April (SDN)  Maareeyaha wakaaladda Biyaha Magaalada Hargeysa mIbraahim Siyaad  Yoonis, ayaa maanta  Xafiiskiisa  Xog-waran ku siiyey   Xubno ka socda Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland. Maareeyuhu Waxa uu ka hadlay Mashaariic ku wajahan balaadhinta Biyaha ee Caasimada Hargaysa,Halkan ka dhagayso Xog Warankii Maareeyaha oo Dhamaystiran .   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Mareyaha-.mp3″] Hargaysa SDN. qurbejoog.com…

                        Read More

                          Xasan Sheekh Oo Canbaareeyay Qaraxyadii iyo weerarkii ka dhacay Maxkamada Gobolka, Muqdisho

                          Muqdisho, April, 14,2013 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa aad u dhaleeceeyay weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay magaaladda Muqdisho.Argagixisadda ayaa weerar ku qaaday xarunta gobolka Banaadir iyo maxkamadda gobolka. Madaxweynaha ayaa tacsi u diray dhamaan ehelada shacabkii ku geeriyooday weerarka foolsha xummaa oo ay argagixisadu ku soo qaadeen shaqaale dowladeed oo…

                          Read More

                            R/wasaare Saacid oo faah faahin ka bixiyay Safaradii uu ku tagay dalalka dariska ah

                            Axad, 14, April, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmihii ugu danbeeyey booqashooyin ku marayey dalalka dariska ah ayaa saaka dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho.  Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa waftigiisa ka mid ahaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Marwo Foosiyo Xaaji Aadan…

                            Read More

                              Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa oo doortay Maayar Cusub {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 14.April (SDN) Golaha Deegaanka ee caasimadda Hargeysa ayaa Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan Soltelco). Doortay inuu noqdo maayarka cusub ee caasimadda Hargeysa ka dib markii uu todobaadkii hore ku geeriyooday magaalada Dubia Maayarkii Hore Marxuum-Yuusuf Warsame Siciid. Halkan Ka Dhagayso Khudbadihii Wasiirka Arrimaha Gudaha,Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex iyo Maayar ka Cusub doorashada kadib [peckplayer…

                              Read More

                                Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee Hargaysa oo ka hadlay hawl gal biyo balaadhinta caasimada

                                Hargaysa 14.April (SDN) Maareeyaha wakaaladda Biyaha Magaalada Hargeysa md. Ibraahim Siyaad  Yoonis, ayaa maanta  Xafiiskiisa  Xog-waran ku siiyey   Xubno ka socda Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida somalilanad. Maareeyuhu Waxa uu xubnahaasi  xog-waran ka siiyey mashaariic ku saabsan dhinaca biyo ballaadhinta Magaalada Hargeysa. Mashaariicdaasi oo uu maareeyuhu sheegay in ay ka kala socdaan  degaanada Geed-deeble,…

                                Read More