Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha oo Tababar u furay Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Booliska
Hargaysa 14.April (SDN) Wasiir-ku-xigeenka Maamulka ee Wasaarada arimaha Gudaha JSLand Mud, Cismaan Garaad Soofe, ayaa maanta tababar ku saabsan kor u qaadida aqoonta ciidanka Booliska ee dhinac-yada Baadhista dembiyada iyo maamulka uga furay Lix iyo sodon xubnood oo ka kala socda Ciidanka Booliska ee Gobolada dalka Huteel Ambasatoor ee Magaalada Hargeysa. Furitaanka Tababarkan oo ay…
