Dowladaha China Iyo Morocco Oo Kawada Hadlaya Howlgalka Ka Dhanka Ah Burcad Badeeda
Begin April 11 2013 (SDN)— Sida ay qortay wakaalada wararka dalka China Saraakiil ka socota ciidamada badda dalka China ayaa waxay gaareen arbacadii shalay dalka Morocco waxaana ay halkaasi ay u tageen booqasho shan maalina ah ,iyaga oo indho indheynaya xaalada la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida. Madaxa saraakiisha booqatay dalka Morocco ayaa sheegay in labo…
