|

Weedhihii Laga Jeediyey Munaasibad uu Xilka Ku Wareejinayay Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Sool RAMAAX

Laascaanood 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :– Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Sool Maxamud Cali Saleebaan Ramaax ayaa si Rasmi ah Xilkii ugu Wareejiyey Gudoomiyaha Cusub ee dhawaan Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Gobolkaasi Cabdi Khayre Dirir.

Comments are closed