Hargaysa 31. August 2017 (SDN/QJ):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada iyo Mas’uuliyiin kale oo Wehelisa ayaa Tababar u soo Xidhay 29 Haween ah oo mudo Lix Bilood ah kaga dhamaystay Jaamacada Edna Aadan aqoon la xidhiidha hannaanka Maamulka Xafiisyada iyo Xoghaymaha.
29 Hablood oo Ka Qallin Jebiyey Jaamacadda Edna Aadan ee Hargaysa & Aqoonta ay Barteen DAAWO
