Uncategorized

Wasiirka arimaha Dibada Somaliland Maxamed Yoonis Biixi iyo Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Eng Xuseen Cabdi Ducaale oo goor danbe ku qabtay shir jaraaid oo aan Ujeedadiisu Cadayn

London 13Sep13(SDN) Waxa kulan ka dhacay Hotelka ay degan yihiin Wasiirada ka socda xukumada Somaliland labada Wasiir ee Arimaha Dibadda Maxamed Yoonis Biixi iyo Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Eng Xuseen Cabdi Ducaale.ayna ku wehelinaayeen Safiirka Somaliland ee UK Cali Aadan Ducaale.kulankan oo jaaliyada iyo waxgaradka ku noqday wax laga mucjisoodo oo qaar ka mid ah jaaliyada Somaliland ee dalka Ingiriiska ku dhaqan huteelka ugu tageen ayaaga oo wata qaar ka mida saxafada ku hadasha afka xukumada oo anayay ka qayb galin saxafada madaxa banaan oo qayb ka mida xubnaha ay lacag ku bixiyeen sidii  warkan loo baahin lahaa taas oo huteelka iyo goobta aad ka maqlaysid buuq iyo sawaxan .wasiirada oo ayaamimhii danbe ku sugnaa  london si ay ula xajoodaan sharkadii shidaalka ka baaraysay somaliland oo sida ay qurbejoog.com ku heshay xog ah in anay sharkadaasi ku soo labanayn wadanka arimo la xiriira xaga farsamada iyo  Nabad galyada ka jirta Somaliland oo Hab beleedyo loo dhaqmayo oo anay surto gal ahayn inayn ku soo labtaan Somalilanad  waxa nasiib daro in   wasiiradu anay diyaar u ahayn inay qabtaan shirka jaraaid ee xubno ka mida jaaliyadu ay si kadisa ugu keeneen saxafada sida uu Wasiir ka mida wasiirada uu  qurbejoog u xaqiijiyey cadeyey in uu jiro khilaaf xaga Jaaliyada iyo safaarada waxa kale oo wasiirku u cadeeyey inanay marna la kulmayn saxafada iyo telefsheenada somalida ee ka hawl gala uk lama garanayo sababta iyo masuulayada ay ka cararayaan madaxda dalka oo aad modid inay waji gabax kala noqdeen.