Hargeysa Nov 12,2013(SDN)-Barnaamijka Hal Abuurka Ee Tv-ga Qaranka JSL Oo Ay Maanta Marti Inoogu Yihiin Fanaaniita Shay Mire Dacar Iyo Maxamed Faaraxsi oo labadaba aad Fankooda si weyn looga xiiseeyo Geeska Africa.
Fanaaniintan oo labadaba xanuunsanayay mudo ayaa xaaladooda in hagaasan tahay oo eebe caafimaad siiyay,labada waxa ay ka warameen waayihii bukaan ee oo maray.
Soo Saare Abiib Iimaan Xasan.
