Muqdisho 25.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Marwo Fowsiya Yusuf Aadan ayaa lagu eedeyey inay lunsatay 4-milion oo doolarka Maraykanka ah isla markaana ay lahaayen shaqaalaha safaradaha Soomaaliya ay ku leedahay caalamka.
Cabdi Satar oo kamid ah masuliyinta safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sidaa u sheegay warbaahinta.
http://www.youtube.com/watch?v=_u6iDAd3Am8
