LondonWaxa dhamaan la ogeysiinayaa Bulsha waynta reer Uk in loo qaban doono Bandhig faneed aad uxiiso badan oo loogu magacdarey ama loo bixiyey ( Habeenkii bandhig faneedka faarax murtiile hamoogaan oo haka maqnaan 29 march 2014 sabtida )
Hadab ha moogaan Bandhigan oo ah mid aad uqiimo badan oo aad ka heley Fan ,Suugaan ,Maad iyo Madadaalaba.

