Somaliland oo Digniin kama Dambays ah u Dirtay Somalia DAAWO

    Hargaysa 14.Jan 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Shir Jaraa’id Ku Qabtay Xarunta Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa Ka Hadalay Shirar Ku Lidi Ah Qaranimada Somaliland oo Maamulka Taagta Daran ee Soomaaliya Ka Jiraa Doonaayey Inuu Ku Qabto Gobolada Bariga ee Buuhoodle Halkaasi Oo Ciidamada Qaranku Saaka Ku Ruqaansadeen. Wasiirka Arrimaha GUdaha Cali Maxamed…

    Read More

      Aas Qaran oo Lagu Sagootiyey Hal abuurkii Caan Baxay Marxuun Cali Sugule Cigaal Dun Carbeed iyo Weedhihii laga Jeediyey DAAWO

      Hargaysa 14.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu saaka ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Abwaan Cali Sugule Cigaal “Duncarbeed” oo maanta si heer qaran ah loogu aasay Caasimada Somaliland ee Hargeysa gaar ahaan Xabaalaha Naaso-hablood. Subaxnimadii hore ee saaka waxa dalka soo gaadhay maydka marxuum Abwaan Cali…

      Read More

        DAAWO/ Socdaalkii Hawada Sare (Amir Sultan & Hay’adda NASSA)

        Riyadh 14.Jan 2016 (SDN/QJ):- Muddo 25 sanadood ah oo Amiir Suldaan Bin Salmaan Bin Cabdilcasiis Ala-Sucuud ku jiray Tijaabooyin nololeed oo muhiim u ahaa, ayaa waxay ahaayeen tijaabooyinkaasi kuwo aan bedelin noloshiisa keliya laakiin wax ka bedelay dhamaan nolosha dhalinyarada carbeed, Xiligaa Dunida reer Galbeedku waxay ku mashquulsanayeen horumarinta aaladda dayax gacmeedka kaasoo qayb ka…

        Read More

          Mudane Siciid Cilmi Rooble Si adag ula Hadlay Cullimada dalka kuna Dooday in la ansixiyo Xeerka Baananka Ganacsiga oo la Waafajiyey Diinta Islaamka DAAWO

          Hargeysa 14, January 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ku dooday in xeerka baananka Ganacsiga ee Golaha wakiilada horyaala  uu horumar weyn ku kordhinayo bulshada Somaliland. Xildhibaanku waxaa uu  sheegay in xeerkani laga badalay qodobkii Ribada dadka laga  qaadayey islamarkaana loo badalay Khidmad, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble…

          Read More

            Sheikh Dirir iyo Qaar ka Mid ah Cullimada waaweyn ee Dalka oo ka horyimid Xeerka Baanan ee golaha wakiilada Horyaalla DAAWO

            Hargeysa 14, January 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mida culimada waaweyn ee dalka oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka digey xeerka baanan oo buuq ka abuuray golaha wakiilada islamarkaana horyaaa golahaasi oo laga sugayo inay ansixiyaan. Culimadu waxay sheegeen in hadii la doonayo baanan lagu shaqeeyo ay jiraan baanan islaami ah oo aan dadka…

            Read More

              ” Shirka Kismaayo Waxa uu Ku dhammaan Doonaa Guul ” Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud DAAWO

              Kismaayo 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay socdaalka uu  ku tagay magalada Kismaayo, ka dib markuu kasoo qayb galay furitaanka shirka mamulka loogu dhisayo Hiiraan iyo Shabeelada dhexe. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Jubbaland uga mahad celiyay marti galinta shirka wadatashiga doorashadda Soomaaliya 2016, wuxuna rajo ka muujiyay shirka…

              Read More

                Maalmihii Bashaar Al Asad,Dharaaraha Milayga Wata Iyo Dirrirta ka Oogan dalka Suuriya Qormo Taariikheed DAAWO

                Dimishiq 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Bashar Hafez al-assad wuxuu ku dhashay caasimada dalka suuriya ee dimishiq sanadkii 1965. Waxaanu ku soo koray dalkaasi.Waxbarashadiisii dugsiga hoose, dhexe iyo sareba wuxuu ku dhamaystay xarunta dalka suuriya ee dimishiq. Dugsiga uu dhigan jiray waxa la odhan jiray” Al-Huuriya school”. In badan oo dadka ka mid ahi maanta waxa…

                Read More

                  Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1939kii – 2016ka) Iyo Qallinkii Boobe Yuusuf Ducaale

                  “Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e’, Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e’, Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye, Waxan waayey, wabarkii tixdiyo, wadanaheediiye, Waxan waayey, waradii hiddaha, waayo-araggiiye, Waxan waayey, wadihii wan-qalay, wowga dirireede, Waxan waayey, wadhi kii ku dhigay, gaalkii wicilkiiye, Waxan…

                  Read More

                    Gudoomiye Muuse Biixi iyo Wefti uu Hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco iyo Nuxurka Socdaalkiisu Waxa uu yahay DAAWO

                    Burco 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco. Weftigan Gudoomiye Muuse Biixi oo ay qayb ka Yihiin Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, Wasiiradda Hawlaha Guud Cali Xasan…

                    Read More

                      Gudida Heerka Qaran ee Aaska Marxuun Cali Sugule Dun-Carbeed oo Sharaxay Habka Aasku u dhacayo Maalinta Beri DAAWO

                      Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudidda Heerka Qaran ee Madaxweyne Siilaanyo u Xilsaaray qabanqaabada Aaska qaran ee Abwaan Cali Sugule Cigaal Dun carbeed oo Beri la Filayo in Maydkiisa la Keeno Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Maanta Faahfaahin ka bixiyey Habka iyo Hannaanka aaskaasi u dhici doono. Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir…

                      Read More

                        Cali Sugule Duncarbeed: Faylasuufkii Badwaynta Humaagyada Halganka Iyo Foollaadkii Hogaanka Fanka Iyo Suugaanta Soomaalidda DAAWO

                        Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Ma gabade la xidhay la xidhay loo taag waayey tiisiina aanay noqon. Somalidu waxay tidhaa xiniinyo lays ma amaahiyo aad buu umada somalida ugu yar yahay inta amuurood ee cali sugule isku darsaday cid ay su raacdaa bal ila eega indheergarad fog gabyaa aan dedin, calaashaan badheedha adkeysi ma daale ah,wadanimo…

                        Read More

                          “Horta Marka Hore Toorreydu Wax La Isku Caayo Maaha Aniguna Reer Burco Ayaan Ahayoo, Waa Layska Yaqaannaa” Su’aalo Xiiso Leh Iyo Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda DAAWO

                          Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Markii u horaysay Waxa uu  ka Hadlay Xidhiidhkuu la lahaa Koox Xiligii Maamulkii Daahir Rayaale Kaahin Gaadiid saaray Hub si ay  ugu Jabhadeeyaan, Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Wakhtigaas iska Casilay Xubin-nimadii Komiishankii Doorashooyinka Qaranka ee Xiligaasi ayaa Madal Il yartu…

                          Read More

                            Jaaliyadda Beesha Abokor Muuse Ee Maraykanka Oo Taageeray Go’aamadii Shirwayanaha Ciidagale

                            Washington,12Jan,2016(QJ/SDN)-Jaaliyada Beelwaynta  Abokor Muuse (Ciidagale) ee ku dhaqan dalka Maraykanku ayaa shir dhinaca telefoonka ah oo ay iskugu yimaadeen waxay ku soo saareen qodobadan. 1.    Waxay si buuxda u taageereen go’aamaddii ka soo baxay Shirwaynihii Ciidagale ee ka qabsoomay Hargeysa. 2.    Waxay dhiirigelinayaan in laga qayb qaato, laysna abaabulo sidii looga qayb qaadan lahaa qaadhaan…

                            Read More

                              Cali Sugulle Cigaal “Duncarbeed” (Oodweyne 1933 – Dubaay 2016)

                              Mar haddaanad geerida horteed geesiga aqoonsan Goblan weeye Soomaaliyeey garashadaadiiye.”  Eebbe ha u naxariistii abwaan Cali Sugulle “Duncarbeed” oo maanta ku geeriyooday magaalada Dubaay, waxa uu ahaa abwaan, hal-abuur, riwaayad sameeya iyo suugaan-dhaadhi aad loogu xasuusan doono halgankii xorriyad doonka, curinta iyo casriyeynta riwaayadaha, u tirinta nuucyada kala duwan ee maansada jaad gooni ah iyo…

                              Read More

                                Waxtarka Wax-akhriska = W/Q: Mustafa Beddel Cabdi

                                Waxaynu wax ka tibaaxaynaa il ka mid ah ilaha ay aqoontu kasoo burqato, ishaas oo ah isha ugu muhiimsan uguna laan-dheereysan. Qoraalkeenan waxa aynu diiradda ku-saari doonnaa 6 qodob oo noqon doona sidan: 1)   Tira-koobyaddii(statistics) ugu dambeeyey ee laga soo saaro wax-arkhirska adduunka. 2)   Ahmiyadda Akhrisaka,  Iyo Faa’iidooyinkiisa. oo aynu isna usii-kala fujjin  doono laba…

                                Read More