Hargaysa 14.May 2014 (SDN)- Fannaanada Sahra Axmed Halgan ayaa Maanta Sheegtay inay Telefishanka ay Xukuumadu maamusho ee Somaliland National Tv ay Maxkamad Sharci ah ka dacwayn doonto hadii ay sii daayaan Heesaha ay qaado.
Hadalkan Fannaanad Sahra Halgan ayaa ka danbeeyay kadib markii uu Telefishanku baahin waayay Hees Cusub oo ay kaga qayb qaadanaysay Xuska Qaran ee 18 May.
https://www.youtube.com/watch?v=fmnJb9nW_lo#t=20
Heesta Cusub ee uu Telefishanku sii Dayn Waayay Halka Hoose ka Daawo
Hargaysa SDN/QJ.
