
Hargeisa 15/7/2014 (SDN/QJ)xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa beeniyey eedaymo uu gudoomiyaha xibigaasi usoo jediyey xildhibaanka tirsan golaha wakiilada ee somaliland kasi oo sheegay in gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani uu xidhiidh dhaw la leeyahay mas,uuliyiinta dawlada fedaraalka ah ee somaliya isla markaana ay kulamo uu la yeeshay madaxda ugun saraysa dawlada dalka somaliya
Hargeisa/SDN/QJ
maxamed aadan
Contuct@somalidiasparonews.com
