Hargeisa 24 july 2014 (SDN/QJ) Dadaka dega degaaka banka arori ayaa shir ay ku qabten magalada burco ka soo horjeestay mashruucii beeraha banka aroori laga fulinayey iyagoo sheegay inaanay suurtgal ahayn in mashruucaasi haatan laga fuliyo degaanadooda.
HALKAN HOOSE KA DAAWO DADKA DEGAANKAA OO ARINKAN KA HADLAYA

