
Hargeisa 20/8/2014(SDN/QJ)-Duqa Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Soltelco iyo Xildhibaan Cabdirisaaq Qawdhan ayaa Ka hadlay Khilaaf La sheegay inuu soo Kala dhexgalay Iyadoo Waxba kama Jirana ku tilmaamay Wararkaas Lagu baahiyay Warbaahinta Qaarkood.
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aadan@qurbe joog.com
Conact@somalidiaspornews.com
