
Hargeisa 20/8/2014(SDN/QJ)-Dad wayne ku dhaqan Wasaarada Caafimadka Horteeda ayaa Cabasho Ka Muujiyay Dhul dhawaan la sheegay Dib u qaabayn lagu Samayn,Dadwaynahasi oo Sheegay in Xoog Lagaga Qaadayo dhulkaasi oo ay in badan daganaayeen munaafacaadsan jireen
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aadan@Qurbe Jog.com
Concat@somalidiasporanews.com
