dhamaan taageerayasha xisbiga wadaani iyo dhamaan shacabka reer somaliland ee ku dhaqan stockhlom iyo nawaaxigedda waxa sii sharaf leh lo ogaysiinaya in ay ka soo qeybgalan xalflada lo qabanayo taageerayal cusub oo xisbiga wadaani laantisa sweden ku so biiray ,geesta kale waxaa lo sheegaya taageeraysha xisbiga wadaani laanta sweden in gudoomiyaha guud ee xisbiga wadaani laanta sweden MD BAXNAAN XAAJI AADAN iyo gudoomiyaha garabka dhaliinyarada ee laanta sweden MD MAXAMED CABDI JAMAAC (XIDDIG YARE) ayaa warbixiin inaga siin doona wadaankii oo ay dhawaan ka so guryo noqdeen .waxaa hadaba sii sharaf leh la iddiinka codsanaya in aad waqtiga dhowrtan insha allhaa
Goobtu waa sidaan,,,,,,,,,,,,,Rinkeby folkethuset
Sacadu waa ,,,,,,,,,,,,,,,,4;30,,, Galabnimo
Maalintu waa ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Sabtida,,,Habeenimada Axadu so Galeyiso
Fadlan Waqtiga Ha La Dhawro
Waa Aad Mahadsantihiin
Cantar Kidaar Cune
Afhyeenka Xisbiga Wadani Laanta Sweden
