waxa aan marka ugu horeyisa ku salamayna dhamaan bahda saxaafada iyo dadka damiirka leh in aay uu murugodaan dhibka haysta sacaafada dalka,
sida laga wada war qabo ummadu waxa aay soo martay waqtiyo badan oo kala duwan kuwaaso aan halkan lagu soo koobi kariin,saxafada dalkuna waxa laga soo bilaabay ,,khad madow iyo qori lagu qoro,waxa la xasuusta wayaahii iyo dhibka iyo weliba dagaaldii sokeeye,qaaxi,rafadkii iyo dhamaan wixii xilliga jiray, waxa is weydiin mudan maanta maxay-nu fileyiney?ma in saxaafada la cabudhiyo ma in jeelasha lagu guuro ma in hantidooda laga saaro iyada oo aan lo soo mariin wadadii sharaciga ahyd, jawaabtu waxa tahay ,,,waa maya ,,lama fileyn ,balse waxa la filayeey in sida aay maanta tahay in aay ka sii horumarto,haseyeeshe hogaamiyaha dalka maanta ka taliya ,mar uu ka hadlayeey wuxuu sheegay in aanu ogeyn ba in saxaafada la cabudhiyo iyo in jeellasha lagu guuro ba,, jawaabta aanu ka biixinayian waxa weyaan ,,,,,,KALIGI TALIYE IS NASAAQAYA ,,waa silaanyo ninka dalka uu ah hogaanka sare ,waxa taa ka sii daran ninka uu qabiilsan arrimaha gudaha ayaa isna sheegay in talaabooyiin hore laga qaadii doono, aad iyo aad ayaanu uga xunahay haddii aanu nahay xisbiga wadani laantisa sweden afadka iyo inkaarta ku habsatay bahda saxaafa dalka
gebogabadii anago ah xisbiga wadani laanta sweden waxa aanu isla qadanay in aanu xuska saxaafada dalka ,maanta ku xusno maalin madow (black day) tasoo ah dulmiga lagu hayo bahda saxafada ee maanta dalka ka jirta ,geesta kale waxa aanu ugu baqayina dhamaan dadka leh wadaaniyda iyo damiirka in aay iyaguna ,nagula xusan ,,maaliinta madow
waa aad mahadsantihiin
waa bilaahi towfiq
cantar kidaar cune
afhyenka xisbiga wadani laanta sweden
