Uncategorized

Xisaabiyeyaasha Dawlada iyo Agaasimayaasha Hay’adaha Madaxa bannaan ee Somaliland oo Hargaysa Tababar loogu soo Xidhay DAAWO

Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xisaabiyaha Guud ee Qaranka  Md Maxamed Cabdi Bede & Gudoomiyaha Hay;adda shaqaalaha Dawladda Md Nuux Sh Muuse Ducaale ayaa  Mac-hadka tababarka shaqaalaha Dawlada tababar ugu soo xidhay dhamaan Xisaabiyayaasha Wasaaradaha iyo hay’adaha Madaxa banaan ee dawladda Somaliland.

Tababarkan Waxaa Agaasinkiisa leh Ururka ay ku bahoobeen Xisaabiyeyaasha Somaliland.