Skip to content
June 6, 2026
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas
  • Madaxa NISA iyo Sheekh Shariif oo Wadahadallo Amniga ah ka yeeshay Mudaharaadyada la qorsheeyay Juun 4.

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas
  • Madaxa NISA iyo Sheekh Shariif oo Wadahadallo Amniga ah ka yeeshay Mudaharaadyada la qorsheeyay Juun 4.
Uncategorized

OGEYSIIS KU SOCDA TAAGEERAYAASHA XISBIGA UCID IYO DHAMAAN REER SOMALILAND

WebmasterApril 16, 201501 mins

Waxa dhamaan taageereyaasha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee UCID iyo Guud ahaan shicib weynaha reer Soamaliland ee ku nool magaalada Edmonton la ogeysiinayaa in maalinta ay bisha April tahay 18ka Magaalada Edmonton lagu qaban doono kulan soo dhaweyn ah oo halkaa loogu sameynayo Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen.

Tagged: Features

Post navigation

Previous: DAAWO:Boqor Raabi oo Jawaab adag siiyay Suldaan Maxamed Cabdiqadir
Next: Tacsi ku socota Ehelka iyo qarabada uu ka baxay Marxuum Axmed Cabdilahi Warsame (Geel-Jire)

Related News

Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

adminJune 4, 2026June 4, 2026 0

Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland

adminJune 3, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper