Bristol Aug 07,2015(SDN/QJ)-waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa videogan oo ah Hablo kamid ah hablaha ugu firifircoon jaaliyada somaliland ee bristol uk 00 gaadhsiiyey deeq lacageed oo dhan $2000 oo doolar isbitalka dhimirka ee magaalada berbera ee gobolka saaxil.
DAAWO Marwo Aamina Ismaciil Beeldaaq oo kamid ah Jaaliyada Somaliland Ee Bristol Uk. oo Deeq Lacageed Gaadhsiisay Cisbitaalka Dhimirka ee Berbera
