Hargeysa,6Nov,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb. dhammaan walaalaha Muslimiinta ah, waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadiradda uu Cinwaankeedu yahay SIDEE AYAYNU ISKU BADDELNAA?, Waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, xafidahullaah.
Haddaba Halkan Hoose Ka Daawo Muxaadirradaasi Oo Dhammeystiran:
Qurbejoog.Com: Hargeysa

