Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Hogaamiyihii Hore ee Waddanka Konfur Africa iyo Halgamaagii Xornimada Dalkaasi,Soona afjaray Midab kala Soocii ka Jiray Waddanka Konfur Africa.
Waa Nelson Mandela Hogaamiyihii Xabsiga dheer u soo Galay Xoriyad uu dalkaasi qaato iyo in Hab sinaan iyo Cadaalad ah ay ku wada noolaadaan Cadaankii Tiradda yaraa ee Maamulayay Konfur Africa iyo Madowga Tirada badan,Waa Hogaamiyihii ka hor tagay Cadaawad ku soo dhex noqota Cadaanka iyo Madawga South Africa ku wada dhaqan.
https://youtu.be/lEe7XdV5m6s
