Muqdisho 01.Dec 2015 (SDN/QJ):-Sheekh Maxamed Idris oo ka mid ah culumada waa-weyn ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha dhinacyada ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo inaanay daadin dhiigga dadka aan waxba galabsan ee magaalada ku nool.
Hoos ka daawo farriinta muuqaalka ahi ee uu Sheekha ka soo saaray colaadda Gaalkacyo.
