Hargaysa 16.Dec 2015 (SDN/QJ):-Kulan Mudo Shan maalmood Magaaladda Hargeysa uga socday wakiillada dalalka dibada u fadhiya Somaliland,Isla markaana Lagu falanqaynayay qorsheyaasha iyo himiladda siyaasadda Arrimaha dibadda ee Somaliland ayaa si rasmi ah Maanta loo soo Gabo Gabeeyay,
Kulankan ayaa Waxa uu Noqonaya Kii u Horeeyay ee Noociisa ah ee lagaga Tashado Siyaasada A.Dibada ee Somaliland.
