Skip to content
June 12, 2026
  • Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka
  • Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka
  • Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Featured

Ciidamada Booliska Somaliland oo Gacanta Ku Soo dhigay Koox afduubtay Gaadhi Nooca Xamuulka ah

WebmasterJanuary 21, 201601 mins

Hargaysa 21.Jan 2016 (SDN/QJ):-Taliyaha ciidanka booliska jsl sareeyo guuto cabdilaahi fadal iimaan ayaa sheegay in ciidanka booliska somaliland Gacanta ku soo dhigeen Kooxdii Dhacday Gaadhi Xamuul ah Todobaadkan, Gaadhigan ayaa Kooxdani ka afduubeen Jidka isku Xidha Magaalooyinka Hargaysa iyo Berbera Waxayna la Tageen Degmada Go’da weyn ee Gobolka Saaxil.

Post navigation

Previous: Wasiirka Madaxtooyadda Oo Ka Hadlay Kulan Madaxweyne Siilaanyo La Yeeshay Laamaha Dawladda DAAWO
Next: Hargaysa oo Lagu Qabtay Munaasibad loogu Baroor diiqayo Alle ha u Naxariistee Marxuun Cali Sugule Duncarbeed DAAWO

Related News

Aqoonsi; Boogta Somaliland!

adminNovember 24, 2024 0

Eheleda cheif Caaqil Farah Suusle oo tacsi iyo Duco u diray ehelkii uu ka Baxay Marxuum Axmed Siilaanyo

adminNovember 16, 2024November 16, 2024 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper