Buuhoodle, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh oo Mudooyinkii u danbeeyay ku Sugnaa Magaaladda Buuhoodle ayaa Sheegay inuu dagaal la geli doono Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=Q2B11LbYEqg
Hogaamiyaha Kooxdda Khaatumo Oo Magac U Bixiyay Dagaalka Uu La Gali-doono Somaliland DAAWO
