Australia-Jan-31-(SDN/QJ) Akhyaartay Qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Australia,waxaana si rasmi ah loo soo gunaanadey (Australian Open Grand Slam).
Laacibkan Novac Dkokovic oo qarnigan loo babac dhigiwaayey ayaa markii lixaad ku guuleystey koobkan,markii uu sadex (SET) oo isku xiga ku khaarijiyey Andy Murray daawo ciyaarta oo dhmeystiran.
W/Q Jaahuur
SDN/QJ
jjaahuur@Hotmail.com
