Hargaysa 6. February,2016(SDN/QJ):– Ganacsade Cumar Caydiid Axmed oo ah Hantiilaha Maalgashanaya Tiyaatarka Magaaladda Hargaysa oo dhawrkii Maalmood ee u danbeeyay Ku Xidhnaa Saldhiga Ibraahin Koodbuur ee Magaaladda Hargaysa ayaa Maanta Dib u helay Xoriyadiisii.
https://www.youtube.com/watch?v=zYPWTYIYWDk
Ganacsade Cumar Caydiid oo Dhawr Cisho kadib Galabta Dib u Helay Xoriyadiisii Iyo Qadiyadii Muranka Tiyaatarka oo Gudi Ganacsato ahi Xalkeeda Galayaan DAAWO
