Hargeysa – Deeq raashin ah oo isku jira bariis. Daqiiq iyo saliid ayaa la gaadhsiiyay 1200 oo qoys oo dan yar ah isla markaana ah dadkii ay abaaruhu saameeyeen kuna nool duleedka magaalada hargeysa iyo degaano hoos yimaada gobolka gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
