Skip to content
July 24, 2026
  • Warbixin ku saabsan Mudnaanta Difaaca oo dib u soo nooleysay Dooddii ku saabsanayd Aqoonsiga Somaliland
  • Iska hor imaadyo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo PSF oo ka dhacay Bosaso
  • Hay’addBSirdoon oo Su’aalo ka keenay Joogitaanka Ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya
  • Burcadbadeed Soomaali ah oo Markab Shidaal Siaday ka Afduubtay Gacanka Cadan

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

  • Golaha Wasiirada Somaliland oo Dib u Eegis ku Sameeyay Qorshayaasha Diiwaangelinta Warbaahinta Qaranka
  • Wararkii ugu Dambeeyay

La taliyihii Gaarka Ahaa ee Madaxweyne Siilaanyo oo Geeriyooday

adminApril 2, 201601 mins

Hargeysa (QJ/SDN – Waxa Maanta magaalada Hargaysa ku Geeriyooday la taliyihii gaar ahaa ee madaxweyne Siilaanyo Dr Cumar Cilmi Dixood oo xanuun kedis ah oo ku soo booday u dhintay.

dixood

Dr Dixood ayaa ka mid ahaa Aasaasayaashii ururkii SNM ee ka Soo horjeeday nidaamkii madaxweyne Maxamed Siyaad Barre.

Dixood ayaa hadda muddo ahaa la-taliyaha gaar ah ee madaxweyne Siilaanyo.

Post navigation

Previous: Daawo:- Cuqaasha Bariga Hargeysa Oo Taageeray In Diiwaangalinta La Hakiyo
Next: Somaliland: Special adviser of President Silaanyo deceases in Hargeisa

Related News

Warbixin ku saabsan Mudnaanta Difaaca oo dib u soo nooleysay Dooddii ku saabsanayd Aqoonsiga Somaliland

adminJuly 24, 2026 0

Iska hor imaadyo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo PSF oo ka dhacay Bosaso

adminJuly 20, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper