Skip to content
June 10, 2026
  • Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka
  • Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka
  • Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Wararkii ugu Dambeeyay

Roobabkii Gu’ga Oo Ka Curtay Magaalada Hargeysa iyo Nawaaxigeeda

adminApril 4, 201601 mins

Hargeysa (QJ/SDN) – Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa waxa hadda ka curtay roobabkii gu’ga ee mudada badan la sugaaya, waxaana hadda magaalada ka da’aaya roob dhibco waawayn kaasi oo dad iyo duunyaba lagu diirsaday.

roob

Somaliland iyo guud ahaan dhulka soomaalida waxa muddooyinkii danbe si wayn looga dayrinayaaya abaaro baahsan oo dad iyo duunyaaba saameeyay.

Post navigation

Previous: Daawo:- Madaxwweynihii Hore Ee Puntland Faroole Oo Shaaciyay In Uu Yahay Murashax Kana Soo Horjeestay 4.5
Next: DHAGEYSO: Magaalada Muqdisho Oo Maanta Salaad Roob-doon ah Laga Tukaday

Related News

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka

adminJune 7, 2026 0

Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya

adminJune 7, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper