Skip to content
September 8, 2026
  • Machadka Foreign Policy oo soo jeedisay in Mareykanku Aqoonsado Somaliland
  • Al-Shabaab ayaa la sheegay inay Weerarro Isku-dubarid ah ka Fulisay Waqooyi-bari Kenya
  • Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Washington iyadoo la xoojinayo cadaadiska aqoonsiga Mareykanka
  • Dibadbaxyo ka dhan ah Turkiga ayaa ka dhacay Kismaayo iyagoo Ankara ku eedeeyeen inay faragelin ku hayso Soomaaliya

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

  • Tirada oy Tayada Weftiga Somaliland ee booqanaya Washington oo la dhaliilay
  • Wararkii ugu Dambeeyay

Daawo:- Wiil Reer Somaliland Ah Oo EUROPE nacay Go’aansadayna in uu dib ugu laabto dalkiisii hooyo

adminApril 23, 201601 mins

Geneva, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Wiilkan oo l;agu magacaabo Xuseen Dayib Maxamuud ayaa sheegay in uu iskaga tegay dalka Switzerland kaddib markii la diiday codsigiisii Qaxoontinimo.

Wuxuu sheegay in lacag dhan $7,500 ay kaga baxday socdaalkii uu ku yimid qaaradda Yurub, isagoona sheegay in haatan wixii ka danbeeya uu doonayo in uu dib ugu laabto dalkiisii Somaliland.

Post navigation

Previous: Daawo:- ‘Baasaboorka Somaliland anigaa saxeexa Soomaaliyana beenaalayaal baan u aqaan‘ Wasiir Waran-cadde
Next: Siyaasi Aadan Dhoolla-yare Oo U Jawaabay Dr.Xuseen-Xoog, Eedayn Culusna Usoo Jeediyay

Related News

Machadka Foreign Policy oo soo jeedisay in Mareykanku Aqoonsado Somaliland

adminSeptember 7, 2026 0

Al-Shabaab ayaa la sheegay inay Weerarro Isku-dubarid ah ka Fulisay Waqooyi-bari Kenya

adminSeptember 7, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper