Hargaysa,25.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Maanta Booqasho ugu Kicitimay Waqooyiga ameerika .
Waxaa Gudoomiyaha Ku Sii Sagootiyey Garoonka Cigaal International Airport Mas’uuliyiin Sar Sare oo ka mid ah Xisbiga uu hogaamiyo ee Waddani.
